Gaarsii

Directions

Gaarsii Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaarsii, News & Media Website, isha, Mogadishu.

Wasiirkii H**e ee Beeraha Somaliya Ahmed Madoowe Nuunoow Ahmed Baadhi Iyo Bashir Barre Oo Ka Mid ah Dhalinyarada ugu Saa...
12/08/2026

Wasiirkii H**e ee Beeraha Somaliya Ahmed Madoowe Nuunoow Ahmed Baadhi Iyo Bashir Barre Oo Ka Mid ah Dhalinyarada ugu Saameynta Badan Beesha Dabare

Bilow ilaa dhamaad safarkii Wasiirkii h**e ee Tacliinta sare ee xukuumadii kacaanka Soomaaliyeed Mudane Abdisalan Sheikh...
12/08/2026

Bilow ilaa dhamaad safarkii Wasiirkii h**e ee Tacliinta sare ee xukuumadii kacaanka Soomaaliyeed Mudane Abdisalan Sheikh Hussein.

Dabaal-dagga Doorashadii Gudoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Isgoyska Taleex.
11/08/2026

Dabaal-dagga Doorashadii Gudoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Isgoyska Taleex.

09/08/2026
Madaxda Dowlada Federaalka oo ugu h**eeyaan Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada, Senotero, xildhibaano, xildhibaano i...
07/08/2026

Madaxda Dowlada Federaalka oo ugu h**eeyaan Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada, Senotero, xildhibaano, xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Koonfur Galbeed, culimada waa weyn ee soomaaliya, haldoorka haweenka, iyo bulsho aad u fara badan ayaa hoyga uu ka degan yahay Magalaada Muqdisho ku booqanaya Wasiir h**e Mudane Abdisalam Haji Hussein.

Abdisalam Sheikh Hussein wuxuu soo noqdey
Wasiirkii Garsoorka iyo Arrimaha Diinta intii u dhaxeysay 1973-1978, wasiirkii Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta sare, wasiirkii Beeraha, 1976dii wuxuu kamid ahaa Xubinihii Golihii Dhexe X.H.K.S, sidoo kale Xildhibaan ka noqday Golihii Shacabka , hada oo ah oday soomaaliyeed ku nool Wadanka Masar wuxuu safar booqasho ah ku joogaa Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho.

Bulshada iyo madaxda soomaaliya ayaa hoygiisa u booqanaya si aan caadi aheyn taasi oo ka dhigan in uu yahay khabiir dowladeed faham fiican u leh geedi socodka dowlad dhiska curdunka ah ee dalkeena waana shaqsi waxbadan ka yaqaana dalka iyo dowladaha deriska la ah soomaaliya.

Bashir Barre iyo qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa booqday Wasiir H**e Rug-cadaa Siyaasadeed Dr. Cabdisalaam ...
07/08/2026

Bashir Barre iyo qaar kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa booqday Wasiir H**e Rug-cadaa Siyaasadeed Dr. Cabdisalaam Sheekh Xuseen, oo muddo dheer kadib dalka dib ugu soo laabtay.

Dr. Cabdisalaam Sheekh Xuseen ayaa kamid ahaa masuuliyiintii xilal wasiirnimo oo kala duwan kasoo qabtay dowladdii kacaanka, isagoo leh waayo-aragnimo dheer oo dhinaca siyaasadda iyo maamulka ah.

Booqashada ayaa ahayd mid lagu muujinayo ixtiraamka loo hayo haldoorka dalka iyo ka faa’iidaysiga waayo-aragnimada jiilashii h**e.

06/08/2026

Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho si uu uga qayb qaato ololaha doorashada Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). See less

Bashir Barre oo kamid Dhaliyada ugu saameynta Badan Dhalinyarad Somaliyeed ayaa fariin soo dhaweyn ah u diray Wasiir h**...
02/08/2026

Bashir Barre oo kamid Dhaliyada ugu saameynta Badan Dhalinyarad Somaliyeed ayaa fariin soo dhaweyn ah u diray Wasiir h**e rug cadaa siyaasadeed Wasiir Abdisalaam Sheikh Husein oo maanta Muqdisho soo gaaray See less

SAWIRRO: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdis...
02/08/2026

SAWIRRO: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho si diirran ugu soo dhoweeyey Dr. Cabdisalaan Sheekh Xuseen, oo ah siyaasi rug-caddaa ah kana mid ahaa masuuliyiintii ugu sarreysay dowladdii Kacaanka.

28/07/2026

Mw Jubaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo,Xili indhaha lagu hayo Gobolka Gedo.

Address

Isha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaarsii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share