Wadani Media

Wadani Media wadan kasta waxaa hormarsada dadkiisa aan wadankeena hormarsano somaliyeey�

Dhulbahante see wax yeesheen ina adeerayaal
08/11/2023

Dhulbahante see wax yeesheen ina adeerayaal

16/10/2023

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa kuwa jahan maalmahaan soosocda degmada xudur ee xaruunta gobalka Bakool.

Kahor inta uusan u duulin bakool madaxwaynaha ayaa gaari doono baydhabo maalmaha soo socda.

Wixii warar ah soo siyaada isha ku haay halkaan.

14/07/2023

Difaaca laascaanood yaa lagu xusuusan doonaa mustaqbalka?

17/02/2023

DEGDEG:Laascaanood waxaa kasocda dagaal maalintii 12aad.

12/07/2022

Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan waddanka Imaaraatka Carabta Puntland ayaa dad ka agdhow u sheegay in Puntland ay ku jirto xaalad siyaasadeed islamarkaana uu dib ugu laabanayo Jimcaha ka hor.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in madaxweyne Deni uu walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka aloosan gudaha Puntland iyo guuxa ka dhex jira xildhibaannada Baarlamanka.

Wararka qaarkood waxay sheegayaan in madaxweynuhu maalinta berri ah dib ugu laaban doono Garoowe halkaas oo uu ka bilaabayo kulamo lagu dejinayo xaaladda jirta.

Xallinta dhacdadii Boosaaso oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababtay ayaa sidoo kale sugaysa madaxweynaha si aysan saamayn danbe ugu yeelan xaaladda Amniga Boosaaso.

Puntland Post

01/07/2022

1-da Luulyo Wa maalinta midnimada manta laga bilaabo

Waxka badalka Miisaanayada 2022 dawlada soomaaliya,taas oo maanta meelmariyeen baarlamaankii 11aad
30/06/2022

Waxka badalka Miisaanayada 2022 dawlada soomaaliya,taas oo maanta meelmariyeen baarlamaankii 11aad

30/06/2022


Daawo Muuqaalkan👇 Gabar yar oo habar-yarteeda jir-dil ugeysatey

30/06/2022

Guddoomiye ku-xigeenka hay'adda Wadooyinka Puntland Ee PHA Cabdirisaaq Maxamed Xayir iyo Injineero ka tirsan PHA ayaa Kormeer ku sameeyay wadada Rabaable iyo Birta Dheer ee Gobolka Nugaal

Guddoomiye ku xigeenka PHA iyo Injineerada ayaa qiimayn ku sameeyay burburka ka muuqda jidka laamiga ah si dayactir loogu sameeyo qeybaha burbursan.

Hay’adda Wadooyinka Dowladda Puntland ee PHA ayaa wada dayactirka wadada laamiga ah ee isku xirta gobolada Puntland.

Hay’adda ayaa buuxinaysa godad ka samaysmay jidka iyo buundooyinka go’ay kuwaas oo qaarkood waxyeello ka soo gaartay Roobabkii da’ay sannadihii u danbeeyay.

28/06/2022

Shiikh shantaay oo sokorta kukacday Muuqaalkaan👇 daawo!

  Maloo xiisey mise?
28/06/2022

Maloo xiisey mise?

28/06/2022

Wadad isku xirta dabka iyo bakaaraha.

Abdikadir ok.

Address

Mogadishu
908070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadani Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share