Abdirizak ali nor

Abdirizak ali nor waa hoyga arimaha bulshadda

10/08/2024

Hassan waa
Hassan Sheikh Mohamud
Hassan isma badello?

10/08/2024

habarto waa tuma???

08/08/2024
Muse Bihi Abdi liinta waa u xiistay saw mahan broKk
08/08/2024

Muse Bihi Abdi liinta waa u xiistay saw mahan bro
Kk

Hal sano caawa oo kale 7/8/2023 Hargeysa .

Xarigii sharci darada ee Muuse Biixi igula kacay ayaa caawa sanad laga joogaa inkastoo Liintii uu isiiyay aysan macaaneyn.

Liinta Muuse haku duceysan waligaa, ee ka duceysi 😀

Crpt waa lacag adag qofkii fahma!!!!
08/08/2024

Crpt waa lacag adag qofkii fahma!!!!

08/08/2024

1xp meeqa reer ku duntay
Dhalinyaro shaqayns jirtay faqri ka dhigay??

08/08/2024

I xp & applications fake inta lacagtii lagu shubay lashalayna??

08/08/2024

Shiid ma jiree shilinkii halkee gayseen?

30/04/2024

Ninkii Shamuuri ahaa Caanimada ayadaa soo raadsatay lkn k**a Faa'idaysan

UPDATE: Xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ee Tim Loughton, ayaa u sheegay BBC-da in laga celiyay Jabuuti oo...
29/04/2024

UPDATE: Xildhibaanka ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ee Tim Loughton, ayaa u sheegay BBC-da in laga celiyay Jabuuti oo loo diidday dal ku galka horraantii bishan, markaa oo uu ka soo laabtay socdaal uu 5 bishan ku tagay Hargeysa, wuxuu sheegay markii laga qaaday sawirka ee la doonayay in loogu dhufto galitaanka Jabuuti in la waydiiyay waxa u sameeyay , tan oo uu sheegay inay la xiriirto cunaqabateyn uu ku soo rogay Shiinaha sannadiii 2021 , muddo 7 saac ah oo uu ku sugnaa garoonka , wuxuu sheegay in la saaray diyaaraddii xigta oo uu dib ugu laabtay Ingiriiska ,isagoo raba inuu dhaleeceeyo Jabuuti, wuxuu ku sheegay dal ka tiran Shiinaha oo kaliya sameeya waxa uu Shiinaha doonayo.

Tim Loughton, wuxuu ka mid yahay 5 Xildhibaan oo Ingiriis ah oo Shiinaha uu cunaqabateyn saaray, markaa oo Beijing ay ku eedeysay inay xildhibaannadan dacaayad iyo been abuur ka faafiyaan Shiinaha.
By iman jamah

15/12/2023

Gaylan Media sxbkaa iyo kooxdiisa daacishta somaliya?????

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616253509

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak ali nor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirizak ali nor:

Share