H.E Abdillaahi Abdirisak Muuse

H.E Abdillaahi Abdirisak Muuse Waa pagekayga rasmiga ah waxan kugu so gudbindona waxyaabo ku anfaca ila joog

Aduun waa kaas xeer shaqadiis waa dhamaatay, Xoog aya xal ah
05/01/2026

Aduun waa kaas xeer shaqadiis waa dhamaatay,
Xoog aya xal ah

31/12/2025
31/12/2025

Imaaradka 24 saac ayaa loo qabtay in uu Yaman uga boxo, 8 saac ayuuna uga baxay, wuxuuna ka hawlanaa hubaynta iyo kala goynta Yaman.
Maxaa soo Somalia 🇸🇴 u diiday in imaraatka wadanka ka cayriso, iyada oo la ogyahay in ay qayb wayn ka yihiin khilaafka siyasada wadanka taal.

 #المنصب لا يدوم لِأحد...  #سيتغير الوضع  لأي سبب و ستترك منصبك ولا يبقى معك إلا موقف فقط يذكرك به الآخرون.. إما أن يدعو...
15/12/2024

#المنصب لا يدوم لِأحد... #سيتغير الوضع لأي سبب و ستترك منصبك ولا يبقى معك إلا موقف فقط يذكرك به الآخرون.. إما أن يدعون لك أو يدعون عليك..
لذا إحرص دائما ان يهابك الناس حباً و احتراماً.. و ليس خوفاً منك أو رِياء.. فالمناصب لا تصنع الرِجال.. بل الرِجال من تصنع المناصب.كن قدوة لمن حولك.

Akoomada Loogu Gurmanayo Shacabka Qaza :GOLIS  : 367475E-DAHAB : 741039Halaga qayb qaato gurmadka reer   qof walba xoolo...
01/11/2024

Akoomada Loogu Gurmanayo Shacabka Qaza :
GOLIS : 367475
E-DAHAB : 741039

Halaga qayb qaato gurmadka reer qof walba xoolo qoyn aan samayno.

Buuga laga qoray sooyaalkii iyo kaalintii dacwadeed ee Sh. Cabdulaqadir Nuur Faarax  oo dhowaan lagu soo bandhigayo Bosa...
30/10/2024

Buuga laga qoray sooyaalkii iyo kaalintii dacwadeed ee Sh. Cabdulaqadir Nuur Faarax oo dhowaan lagu soo bandhigayo Bosaaso

Bandhigaas hala tago oo buuga sheekha hala faafiyo
Waa habeenku jimcuhu soo galayo isbuuca soo socda hadii alle wayne ina gaarsiiyo.

24/10/2024
05/10/2024
Dugsiga H / dhexe Ee Daarul-Qur'aan
17/04/2023

Dugsiga H / dhexe Ee Daarul-Qur'aan

🕊️ نجح المسلمون في 20 رمضان من العام الثامن الهجري في فتح مدينة مكة بقيادة رسول الله (ﷺ)، في الحدث الذي أُطلق عليه في ال...
14/04/2023

🕊️ نجح المسلمون في 20 رمضان من العام الثامن الهجري في فتح مدينة مكة بقيادة رسول الله (ﷺ)، في الحدث الذي أُطلق عليه في التاريخ الإسلامي "الفتح الأعظم"، وانتهت بذلك سيطرة قبيلة قريش على مكة وانضمت المدينة إلى الدولة الإسلامية الناشئة.

🕊️ كان السبب الرئيسي لاتخاذ المسلمين قرار فتح مكة هو نقض قبيلة قريش العهد بينهم وبين المسلمين، الذي كان يطلق عليه "صلح الحديبية"، عندما ساعدت قريش قبيلة بني الدئل في الإغارة على قبيلة خزاعة التي كانت حليفة للمسلمين، وردا على ذلك جهز الرسول (ﷺ) جيشا مكونا من 10 آلاف رجل واتجهوا إلى مكة.

🕊️ دخل المسلمون مدينة مكة المكرمة دون قتال، إلا من معركة صغيرة حاول فيها بعض رجال قريش التصدي للمسلمين، فباغتهم "خالد بن الوليد" على رأس فرقة من المقاتلين وقتل منهم 12 رجلا بينما فر البقية، واستشهد من المسلمين رجلان اثنان فقط.

🕊️ بعد دخول المسلمين إلى مكة أخذ رسول الله (ﷺ) يطمئن أهلها قبل أن يتجه صوب الكعبة المشرفة ويطوف بها، ويطعن الأصنام المنصوبة حولها وهو يقول: "جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا"، كما أمر بهدم الأصنام وإنزال الصور حول الكعبة، وحينما حل موعد الصلاة صعد "بلال بن رباح" فوق الكعبة وأذّن بأمر من الرسول (ﷺ).

🕊️ بعد أن اطمأن أهل مكة إلى المسلمين خطب فيهم الرسول خطبة عُرفت بخطبة فتح مكة، فبايعه أهلها رجالا ونساء، ودخل الكثير منهم إلى الإسلام وكان من بينهم عدد كبير من أعيان قبيلة قريش، ثم أخيرا أطلق سراح الأسرى جميعا قائلا مقولته الخالدة: "اذهبوا فأنتم الطلقاء".

بسم الله الرحمن الرحيم.Waxaan umadda islaamka ah guud ahaan iyo dadka soomaliyeed gaar ahaan ugu  bishaaraynayaa bilasha...
22/03/2023

بسم الله الرحمن الرحيم.

Waxaan umadda islaamka ah guud ahaan iyo dadka soomaliyeed gaar ahaan ugu bishaaraynayaa bilashada bisha barakaysan ee .
Bishan oo ah bil khayr oo ilaahey muslimiinta ku faray inay soomaan oo ay afka xirtaan hadana waxaa muslimiinta saraan inay is cafiyaan quraanka aad u akhriyaan masaakiinta u diir naxaan .
Ilaahey waxan ka baryaynaa inuu bishaan bisheeda nabad iyo caafimaad ha inagu gaarsiiyo.

Muuse Barre

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when H.E Abdillaahi Abdirisak Muuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to H.E Abdillaahi Abdirisak Muuse:

Share

Category