Qaalin

Qaalin waa Page Ujeedadiisu tahay wax walbaa oo Xiisaleh ee ku saabsan , Waxbarashada , Caafimaadka , Sport tiga iyo Arimaha Bulshada.

14/09/2022

Baaquli Boy Iyo Idriiska Iitabo Oo Gaym Halis ah Dhacmaray..
Iyo Baaba Jey Oo Layabay Wacdarada meesha Ka Dhacday !

إنا لله وإنا إليه راجعون ..Asc Ummada Soomaaliyeed Meelwalbaa Ee Dunida Kaga Sugantahay..Waxaan Halkaan Tacsi Tiiraanyo ...
18/08/2022

إنا لله وإنا إليه راجعون ..
Asc Ummada Soomaaliyeed Meelwalbaa Ee Dunida Kaga Sugantahay..
Waxaan Halkaan Tacsi Tiiraanyo Leh umarineenq hawada Marxuumka Inta uu kabaxay ee Walaal Iyo Asxaabba Leh..
Allah Haunaxariiato Abwan Ibrahamin Mohamed Warsame (Hadraawi) Qabrigisa Allah Waasic haugu Dhigo..

https://youtu.be/tWhQnJoaNp0
09/08/2022

https://youtu.be/tWhQnJoaNp0

Madaxwayne Yuweri Musavene Oo ku tuntay Madaxdii Soomaaliya oo ugu horeeyo Madaxwaynahayna Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdigiisa..Waa Wax aad looga xumaado in...

09/08/2022

CATOOSH yare oo afka furtay marka ee dad Ka Xun Hormarkisa Ee Ku Tilmameen Sawir Wiil African Ah in u Asaga yahay 😂✌

09/08/2022

SHARIIF yaa Waalidii Oo Sheegey In Ee Qoomiyada Asharaf Ciyaar Ciyaar Eesan Qaadanin🤣😂✌

27/06/2022

Xildhiban Maxamed Abiib ee ka hadlay Qabyaalada in ee tahay tan siyaasada iyo Sharcigaba kala qaybisa, Dulmiga Xabsiyada ka socdana in ee xaabada utahay Siyaasadaa qurantay ee uu dalka ku jiro....

27/06/2022

Faysal Cali Waraabe Oo Duqeyn ba'an u geestay Rag Xisbiga Kulmiye ka mid ah oo ee kamid yihiin Ina Koore iyo Ina Maxamed Kaahin....

26/06/2022

Waa Davaaldagii 26 June Iyo Qabanqaabiyhii Xuska Ambassador Ahmed Nuur...
Iyo Fagaaraha Taalada Dhagax-tuur...

26/06/2022

Ambassador Ahmed Nur Tarsan Oo Kahadlay Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Iyo Dabaaldagiisa 26 June..

25/06/2022

Sanad guradii 62aad ee Madaxbanaanida Soomaaliya Waliba Qeybta Waqooy ..

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaalin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share