
06/08/2023
.
Ciidamada Amniga Caasimada maamulka ssc khaatumo oo uu horkacayo Taliyaha ciidanka booliska taliye Gowrac , Karaamo, iyo Bixin oo sugayay amniga Doorashada madaxda SSC-Khaatumo ee maalmihii la soo dhaafay ka socotay Laascaanood.
Ciidamada oo kala duwan ayaa ka soo baxay doorkoodii amniga ee madasha doorashada .