03/06/2026
BAAFIN
Waxaa la baafinayaa gabar lagu magacaabo Ruweyda Cabdiqaadir Saciid, oo ka luntay deegaanka Dhagax Turkiga, Kaawo Godey.
Qofkii arkay ama haya xog ku saabsan fadlan la xiriir ehelkeeda.61 9105116
Fadlan la wadaag si fariintan u gaarto dadka badan.
Mahadsanidiin.