Xoghaye Gm

Xoghaye Gm Ku soo dhowaada page keyga hadaadan naga mid eheyn follow da taabo mhdsnd.
(2)

22/08/2025
Aun Jaalle Maxamed Siyaad Barre Libaaxii Mar Nasoo Maray Aan Uduceyno.
22/08/2025

Aun Jaalle Maxamed Siyaad Barre Libaaxii Mar Nasoo Maray Aan Uduceyno.

21/08/2025
21/08/2025
Waa bishii September ee sannadkii 1982. Goobtu waa dhulka u dhexeeya degmooyinka qadiimiga ah ee Balanballe iyo Galdogob...
21/08/2025

Waa bishii September ee sannadkii 1982. Goobtu waa dhulka u dhexeeya degmooyinka qadiimiga ah ee Balanballe iyo Galdogob oo ay xasuuq ba'an ka geysanayee amxaaro iyo Jabhaddii SSDF.

Waa Taangi ay leeyihiin ciidankii xoogga dalka soomaaliyeed ee geed qurac ah uga hoos jira diyaaradaha xabashida.

Taangiga waxaa saaran halyeeyadii xoogga dalka iyo taliyihoodii ugu sarreeyay Aaggaas sarreeye guuto Maxamed Farah Xasan (Jen. Caydiid) oo ahaa sarkaalkii dowladdu u xulatay difaaca Balanballe iyo Galdogob.

Dowladda soomaaliyeed ayaa aaggaas u dirtay ciidan xooggan oo xabashida iyo mahbarka oo xasuuq ummuli-doox ah ku sameeynayay shacabkii Aaggaas daganaa oo badnaa beelaha Mareexaan iyo Leelakase ka difaaca.

Dhanka Mahbarka ee SSDF waxaa hoggaaminayay saaxiibkii koowaad ee Jen Caydiid oo ahaa AUN. Col. Abdullahi Yusuf Ahmed.

Balanbale iyo Galdogob waa labo degmo u ku suntan taariikh halgan iyo difaaca heybadda soomaaliyeed.

Waxaa igu maqaalo ah in illaa iyo hadda ay dadka iyo xoolaha deegaannadaas ay la kacaan miinooyinkii ay xilligaas amxaarada iyo jabhaddu ku aaseen dhulkaas.

Wallasheyn Xayaad Aan Uwada Duceyno In Alle Xanuunka Caafimaad Ugu Badalo.
18/08/2025

Wallasheyn Xayaad Aan Uwada Duceyno In Alle Xanuunka Caafimaad Ugu Badalo.

18/08/2025
16/08/2025

Daneeso anoon laheyn madaalaan Abid Ahaa dantiisa uheelanoo xishood Lagu deeriyee.

15/08/2025
Xoghaye Gm
15/08/2025

Xoghaye Gm

Fanaanad Qaran Xaawo Degan
13/08/2025

Fanaanad Qaran Xaawo Degan

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoghaye Gm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xoghaye Gm:

Share