Amiiro Qurux

Amiiro Qurux Noqo Hooyo Karti Leh Oo Guusheeda Gaarto

12/07/2026

Halkee uga soo salamee team amiiro Qurux

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MADASHA DIBLUMAASIYADDA EE ANTAALIYAAntaaliya, Abriil 17, 2026; Madaxweynaha Ja...
17/04/2026

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MADASHA DIBLUMAASIYADDA EE ANTAALIYA

Antaaliya, Abriil 17, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga, taasi oo ka qayb galayaan madax dowladeed, diblumaasiyiin iyo hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo ka socda caalamka, si ay u wadaagaan aragtiyo togan oo ku aadan xaaladda caalamka iyo doorka diblomaasiyadda casriga ah ee xal u helidda caqabadaha caalamiga ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa adkeeyay muhiimadda diblomaasiyadda ee dhisidda kalsoonida, kobcinta xiriirrada saaxiibtinimo iyo xasilinta caalamka, isaga oo tilmaamay in dunida maanta ay si weyn ugu baahan tahay wada-hadallo miro dhal ah iyo iskaashi dhab ah oo lagu wajahayo arrimaha amniga, horumarka iyo xasilloonida.

Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay doorka firfircoon ee Soomaaliya ay ku leedahay fagaarayaasha caalamiga ah, gaar ahaan xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo xaqiijiyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay taageeridda dadaallada diblomaasiyadda dhinacyada badan leh, ilaalinta nabadda, amniga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga caalamka.

14/04/2026

Ganacsatada Muqdisho oo Ka Guuray Isticmaalka Shilinka Soomaaliga.

"Soomaaliya waxa ay gashay marxalad halis ah oo taabanaysa amniga, wadajirka iyo dowladnimada, taas oo ay aasaas u tahay...
14/04/2026

"Soomaaliya waxa ay gashay marxalad halis ah oo taabanaysa amniga, wadajirka iyo dowladnimada, taas oo ay aasaas u tahay hubanti la’aanta arrimaha doorashooyinka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka"Madaxweyne Farmaajo.

Wasiirka Amniga Soomaaliya, Gen.Fartaag: "Dekadaha Kismaayo iyo Boosaso ayuu tagayaa markabka Turkiga, shidaaalkana wuu ...
10/04/2026

Wasiirka Amniga Soomaaliya, Gen.Fartaag: "Dekadaha Kismaayo iyo Boosaso ayuu tagayaa markabka Turkiga, shidaaalkana wuu ka qodayaa dalkaan hal dowlad ayuu lee yahay."

DEG DEG Dagaal ka qarxay Baydhaba Wariyaha Hirgal TV ee Baydhaba ayaa so sheegaya in magaalada Baydhabo gaar ahaan dhank...
15/03/2026

DEG DEG Dagaal ka qarxay Baydhaba

Wariyaha Hirgal TV ee Baydhaba ayaa so sheegaya in magaalada Baydhabo gaar ahaan dhanka Suuqa Xoolaha laga maqlayo rasaas xooggan oo ciidamada KG iyo mucaaradka ay is dhaafsanayaan

Ciidamo daacad u ah xoogaga mucaaradka gaar ahaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xasan Eelaay ayaa waayadaan guluf waday oo ku hareereysnaa Magaalada

Madaxweynaha Waqtigiisa Gabaabsiga yahay, Prof. Xasan Sheekh, Dastuurka uu maanta gacantiisa ku saxiixay Soomaaliya ma u...
08/03/2026

Madaxweynaha Waqtigiisa Gabaabsiga yahay, Prof. Xasan Sheekh, Dastuurka uu maanta gacantiisa ku saxiixay Soomaaliya ma u horseedi doonaan burbur Dowladnimo?

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiiro Qurux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category