27/12/2022
MacBook Pro 14 m1 pro chip ayaa gaaray qiimihii ugu hooseeyay ebed, suuqyada waaween ee online ka ah sida Amazon iyo Ali Baba.
$400 ayaa hoos looga dhigay qiimaha original ka ah ee uujoogay laptop kan sida uu qoroy wargayska iTechpost.
waa laptop ay aad uxiiseeyaan dadka aadka u isticmaala laptop yada, sababtoo ah wuxuu kushaqaynaya si boobsiis ah, wuxuuna leyahay battery aan dhaceen ku dhawaad 14 saac.
Xili la hadal hayo siideenta m2 MacBook Pro, waxay shirkada Apple qiimo dhimis aad uweyn kusameeysay Laptop keeda MacBook Pro 14 m1 pro chip si suuq la’aan aysan ugu dhicin marka uu soo baxo MacBook m2 pro chip.
Hada MacBook Pro 14 m1 pro chip waxaa aad ka heli kartaa hada Amazon iyo Best buy $1599. waxaana horay loo iibin jiray latop kaan $1999. Waa qiima dhismistii ugu hooseeyay ee abid lagu sameeyo laptop Kan inta laxasuusto taariikhda.
Waa m1 pro 8-core chip oo wata 16GB RAM, 1TB SSD, shaashadiisu waa 14.2inch, graphics kiisu waa 14-core GPU Taas oo kadhigaysa mid aad ugu fiican Gaming ka, wuxuu leeyahay battery kuhayna 14 saacadood.
Dib ueegisteena M1 MacBook Pro 14, waa laptop si qurux badan loo sameeyay oo leh muuqaal so jiidasho leh waxaa ladhihi kara waa lagu fara yaraystay, wuxuu ushaqeenaya si boobsiis ah iyo battery aan si dhaqsa ah dhaceen, waxaan siinay 5 tiiba 4.
Waa laptop aad ufudud oo meel walba looqaadan karo, culeeskiisuna waa 3.5 pounds wuxuuna kafudud yahay dell xps 15 oo culeeskiisu yahay 4.3 pounds, Microsoft surface studios oo leh 4 pounds iyo Racer blade 14 oo leh culees 3.9 pounds.