Kaarto Production Media

Kaarto Production Media kusoo dhawoow kaarto Production Media

26/02/2025

Hambalyo class f4A oo galabta guul kala hoyday ciyaar dhex martay iyaga iyo fasalka f2A
Ee iskuulka Ma'muur 🏆

26/02/2025

Hambalyo fasaka 8B ee iskuulka Aadan cadde

26/02/2025

Waxaa galabta wada Ciyaari doona fasalada kala ah 8A iyo 7aad ee iskuulka Aadan Cade primary & secondary school


Baraarug Inspiration Kaarto Production Media

Nasiibkaaga tijaabi yaa galabta guuleysan doona.

Sadaali kulanka galabta  darbiga ah ee u dhaxeya xulka form three iyo xulka form two oo ku gulayso  abaal marin gaarayso...
25/02/2025

Sadaali kulanka galabta darbiga ah ee u dhaxeya xulka form three iyo xulka form two oo ku gulayso abaal marin gaarayso 5 dolar





Kaarto Production Media
ECOL collection
Kaarto Design
Baraarug Inspiration
Aadan Cade primary & secondary school

03/04/2024

Waxaa inoosoo gaba gaboobay Tartanka kubada Cagta
Ee Aqoon-baahiye school
Hambalyo guuleysayaasha tartanka
Sponsored by: Kaarto Design



03/04/2024
03/04/2024
Arbacadii lasoo dhaafay waxaa Iskuulka.hoyga Xamar Faraciisa Ceelasha biyahaKa bilaamay Tartan Aqooneedkii HOYGA XAMAR G...
25/03/2024

Arbacadii lasoo dhaafay waxaa Iskuulka.hoyga Xamar Faraciisa Ceelasha biyaha
Ka bilaamay Tartan Aqooneedkii HOYGA XAMAR
Gaar ahaan Ardeyda Galableyda
Waxaana ku tartamay Labada fasal ee mataanaha ah ee 8A iyo B
Halka guushu ku raacday 8A

Sidoo kale Maalinimada isniinta 25-march-2024 waxaa ku tartami doona fasalka 6aad iyo 3aad

Maalinimadii Arbacada 20-March-2024 4:00pmWaxaa Garoonka Shareeco si toos ah uga bilaamay Tartanka kubada Cagta Iskuulka...
22/03/2024

Maalinimadii Arbacada 20-March-2024 4:00pm
Waxaa Garoonka Shareeco si toos ah uga bilaamay Tartanka kubada Cagta Iskuulka Hoyga Xamar Faraciisa Ceelasha Biyaha
Waxaana kulan is araga koobaad Nasiib U yeeshay in lagu furo. Teamamka Kala metelayey Fasalka F4 B it F3 B waxaayna halkaas Guusha Kala hoyaaday Fasalka F3 B
HOYGA XAMAR



24/01/2024

Dhibaatada Hurdada yar( hurdada ka yar 8saacadood)
Muuqaalkani waa muuqaal kooban
Ka bogasho wacan wixii Sixid ahna waan aqbalayaa
Mahadsanid
Fadlan muuqaalka share gareey oo meel dheer gaarsii naguna soo biir Mahadsanid .

Daqiiqado kadib waxaan soo publish gareyn doonaa Muqaal kooban Oo qabyaa yacnii qeyb ka mid ah, kaas oo Ka hadlaya dhiba...
24/01/2024

Daqiiqado kadib waxaan soo publish gareyn doonaa Muqaal kooban Oo qabyaa yacnii qeyb ka mid ah, kaas oo Ka hadlaya dhibaatada hurda yarida.
Lasocod wanaagsan insha Allah
Halkaan Kala soco barnaamijyo ku Xiisa geliya Kuna anfaca insha Allah waan soo sheegi doonaa maalmaha gaar ah ee aan soo gelin doono muuqaalada .

Nagu soo biir oo lamid noqo saaxiibada nagu xiran mahadsanid
Kusoo dhawoow Kaarto Production Media

Address

Mogadishu
2252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaarto Production Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share