Anuush ali fiidow

Anuush ali fiidow Hamikyga k**a go,o hooyo sethaye🥰🤰🤱🌏. cimri dheer io cibado suuban hooyo mcn🥰🤱❤️ bartan waa bar dadka kul misa��

Gabdhah nagieria biyaha ayaa la cabisiiya  hadi ee guurka ka daaahaan      maxay ku la tahy adi
17/10/2022

Gabdhah nagieria biyaha ayaa la cabisiiya hadi ee guurka ka daaahaan maxay ku la tahy adi

Allah u sahlo ehelkooda
30/08/2022

Allah u sahlo ehelkooda

Ilmahaas Ambadka ah ayaa lagu Hayaa Xaafada Madiina Qof kasta oo Yaqaana Ama Tabaya Waxaa uu la xariiri karaa +252 61 5812838 Waxaa lambarkaas leh wiilka haya Alle ha u sahlo Waalidkood Adinkana Share Gareeya.

15/08/2022
Kii no damqanaya allahyow inoo dooor🤲
14/05/2022

Kii no damqanaya allahyow inoo dooor🤲

Soomaaliyey ha sugi waayina, saacadaa ka dhiman, sirta Ilaahay qadartiisana ahina wey soo bixi, ducadii muslinkana ilaahay waa ajiibi inshallah. Mid kasta oo subag is mariyana, ama sacabka iibsada, ama (social media) saarka iiga tuma dhaha, si kastuu isugu dayo, Ilaahay ma siri karo. Isagoo silloon buu, saadambe iska tegayaa.
Allahayow inta isa soo sharraxday kan kuugu dhow noo door.
Diinta iyo daryeelkaba, dalka iyo dadkeennaba, midka ugu doorroon, Allahayow innoo door.
Kan afkuna macaanyahay, uurkuna mariid yahay, amarkaaga caasiya, adigaan ku barinaye Allahayow ha noo kadin.
Deeqdii agoontiyo, dantyartii wexeedii, midka daallin xoogsadey, iyo daadufyada falan, debnaha ugu shubayana, Allahayow ha noo kadin.
Argagixisa aan nixin iyo arag xumada qaraxana, midka daawanaayee, dabbaabaadka hoos gala, damqashadaba beelayna, Allahayow ha noo kadin.

24/02/2022
13/01/2022

Malin wanagsan Asxpye pageka halakala kaciyo share like comant🥰

01/07/2020

Happy day Somaliaweyn

1 Mar soo qor allow noo danbi dhaaaaf
21/06/2020

1 Mar soo qor allow noo danbi dhaaaaf

Address

Mogadishu

Telephone

+252618441734

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anuush ali fiidow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share