xaqiiq-soor media

xaqiiq-soor media xaqiiq-soor media isha warrarka dhacdoyinka xaqiiqad ku salesan�

24/08/2023

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Caawa marka la gaaro 11:40 PM ay xirayaan TikTok,Telegram iyo 1XBET,Dowladuna ay diyaar u tahay fulinta awaamiirteeda, Ciddii aan fulinna ay tillaabada ka qaadi doonto.

Hoggaamiyihii kooxdda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka Wagner Yevgeny Prigozhin, iyo 9 Qof oo kale oo wehelinaayey a...
23/08/2023

Hoggaamiyihii kooxdda calooshood u shaqeystayaasha Ruushka Wagner Yevgeny Prigozhin, iyo 9 Qof oo kale oo wehelinaayey ayaa ku dhintay shil Diyaaradeed oo ka dhacay guddaha dalka Ruushka..

Shacabka ku nool dagmada Baxdo ee Galmudug oo maanta dhigay banaanbax ee ku taageerayaan wajiga labaad ee dagaalka lagu ...
17/08/2023

Shacabka ku nool dagmada Baxdo ee Galmudug oo maanta dhigay banaanbax ee ku taageerayaan wajiga labaad ee dagaalka lagu cirib tirayo kooxda khawaarijta ah ee AS.

Address

Mogdisho
Mogadishu
252

Telephone

+252628120892

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xaqiiq-soor media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to xaqiiq-soor media:

Share