Hobyo News

Hobyo News somaliya guul

14/10/2025

DEG DEG
1. Ma ogtahay in wiil la isku qabsadey oo hadda nool daradiis ay udhinteen 5 qof oo Aqoonyahan iyo ganacsato ahaaa Gobalka Mudug

2. Ma ogtahay in dadkaas ay abti uyihiin qofka ay iska dilayaan

3. Ma ogtahay in ganacsato iyo aqoonyahan la beegsanayo

4. Ma ogtahay in maamulkii Puntland ay mudug dayaceen

5. Ma ogtahay in Booliska Gobalka aysan dhacdada iyo qaabka ay Wax ujiraan ka hadlin .

6. Ma ogtahay in calaamadaha qiyaamaha ay mudug kasoo baxeen , in qofka ladiley uusan aqoon waxa loo diley kan wax dileyna uusan aqoon waxa uu qofkaa udilay .

Aragtidaada Nala wadaag 🤙

Qoraa Qase

14/10/2025

oo garnaqsaday sheegayna sababta shabaabka uyahay

12/10/2025

wxay leeyihiin sida shaecigu nooqabto dadka kale ha uqabto

08/10/2025

8 calaamo oo dadka lagu kala qarto iyo dardaarankii culumada.

08/10/2025

shirkada sahal ugaysato shacabka soomaaliyeed iyo ololaha looga hortagayo. Kaqeyb qaado .
iyo shere

30/09/2025

(NNK). iyo hawada aduun siday ukala fogaayeen.

29/09/2025

laga afdhuubtay deegaanka balicad oo kawarbixisay sida loola dhaqmay iyo ururka haweenka oo booqday

Arinta ay gabadhaan ka dhawaajisay ee ah in bare ka tirsan kuwii ayada wax baraayay uu ka dalbaday arimo fara xumayn la ...
02/10/2024

Arinta ay gabadhaan ka dhawaajisay ee ah in bare ka tirsan kuwii ayada wax baraayay uu ka dalbaday arimo fara xumayn la xariira si ay imtixaanka ugu baasto ama shahaado uhesho
Hadii sida ugu saxan Loo baaro waxay Gogol xaar unoqondoontaa fadeexado cul culus oo kusoo bixi doona goobo wax barasho ahaan loo aado Lkn lagu lumiyo mustaqbalka dhalin yaro badan

Haba ugu badnaadeen wiilasha yar yar ee qaabka xigaal nimada loo soo shaqaalaysiiyay waan hubaa inay jiraan kuwo badan oo Shaar wax barasho dumar badan ku rakaateeyay

Waxaan sida ugu bisil ku codsanayaa in police ku uu arintaan soo fara galiyo waan ogahay inay albaabo badan oo qaab wax barasho u furan la xiri doono Lkn waxaa ka culus gabar lagu soo dhibtooday ninkii loogu keenay inuu dhismaha aayaheeda ka qayb qaado uu asagii ku sameeyo Arin nolosheeda bur burinaysa

Waxaad dhuumataba mar un way kula siiban

Aduun waa is kala gurayGobolaysi baa dhacay Ninba kiisu waa ugaar Caku geela koofureed Kan hayaa guracanaa Asna godolka ...
17/08/2024

Aduun waa is kala guray
Gobolaysi baa dhacay
Ninba kiisu waa ugaar
Caku geela koofureed
Kan hayaa guracanaa
Asna godolka jecelaa
Marna sooma gaagaxo
Caku geelu muu dido
Wuxu garashe liitee

#2018

06/08/2024

oo dhismaysa

06/08/2024

mcn oo dhibaataysan shere igu hiili.

06/08/2024

Fariin caafimaad oo kusocota dadweynaha

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hobyo News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share