AsalBile Media

AsalBile Media PAGE KA SAX DA AH EE ASALBILE MEDIA

24/06/2025

Arrinta xabad joojinta iyo cidda leysdhihi karo guushu wey raacday..

23/06/2025

Hawada Qatar Cawa Waa Sidan....

23/06/2025

Marekanka Ma Saameyn doonta Hadii Iran ay xarato Marinka Hormuz...

23/06/2025

DegDeg: Gantaal Ir@n ay hada tuurtey ayaa ku dhacay wadooyinka waa wayn ee Isr@el.

22/06/2025

Talaaboyin Nooce Ayay Qaadi Kartaa !Ran Kadib Weerarkii Marekanka Saake Kuso Qaadey?

22/06/2025

Goobaha ku habsaday Gantaalaha Iran gudaha Isr11l
Walee saaka jab weyn ayaa gaaray xalada bariga dhexe faraha ka baxday kadib kuso biiritankii mareekanka saaka.

Xuutiyiinta ayaa ku dhawaaqay in ay dhamaatay xabadjoojintii ay lagaleen Mareykanka, oo xaalku dagaal yahay uun.
22/06/2025

Xuutiyiinta ayaa ku dhawaaqay in ay dhamaatay xabadjoojintii ay lagaleen Mareykanka, oo xaalku dagaal yahay uun.

22/06/2025

DegDeg: Isr!!l ayaa gubaneysa Saaka Magaalo walbp

22/06/2025

Duulimaadyada ayaa inta badan Istaagay hawada bariga dhexe ka dib markii Mareykanku uu weerar ku qaaday Iran Subaxnimadii Saakey

22/06/2025

Kooxaha gurmadka degdega ah ee Israa'iil ayaa sheegay in gantaallo iyo firir ay ku dhaceen 10 goobood
Afhayeen u hadlay waaxda gurmadka degdega ah ee Israa'iil ayaa sheegay in warbixinadii ugu horreeyay ay muujinayaan gantaallo iyo firir ku dhacay 10 goobood oo Israa'iil ah.

Waxay ka mid ahaayeen Karmel, Haifa, aagga Tel Aviv iyo bannaanka xeebta waqooyi

DegDeg: !Ran ayaa Gantaaladii ugu badnaa ku tuurtey !sra1l Magaloyin Farabadan Ayaa Qiiqaya
22/06/2025

DegDeg: !Ran ayaa Gantaaladii ugu badnaa ku tuurtey !sra1l Magaloyin Farabadan Ayaa Qiiqaya

20/06/2025

Xarunta ugu weyn ee isr1l damacsan tahay iney burburiso isbuuca so adan taaso dhalin karta in dagaalku uu fara kabaxo....

Address

Mogadishu

Telephone

+252617735754

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AsalBile Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share