Gallad Nuur

Gallad Nuur qabiilkaygu waa Somaali🇸🇴🇩🇯
qaranimadana waan jeclahay

18/04/2025

Bulasha waynta reer cadado hadan nahay waxaan donaynaa in naloo cadeyo sababta
loo musuq masuqay gadiidkii iyo qalabkii caafimaad ee uso baxay magaalada cadado
Masuuliyadan waxay ku dhacaysaa. Heer
state iyo heer degmo maadama faderalku meel cad kuso wareejiyey.

10/03/2025

Ciidanka eritrea ayaa gudaha uso galay ethopia qiyaastii 150 km ayagoo qabsaday magaaloyin dhawr ah.

Ciidamada Eritrea ayaa lagu soo warramayaa inay gudaha usoo galeen Itoobiya, iyaga oo kasoo gudbay xuduudka illaa 120km....
06/03/2025

Ciidamada Eritrea ayaa lagu soo warramayaa inay gudaha usoo galeen Itoobiya, iyaga oo kasoo gudbay xuduudka illaa 120km.

Deegaannada Canfarta iyo Tigrayga ayaa la sheegay in ay soo galeen ciidamada Eritrea, iyadoo labada dal ay isku diyaarinayaan dagaal fool-ka-fool ah.

FANO  ayaa qabsatay dhul badan oo katirsan Gobolka wollo. sido kale  fano waxay sheegtay inay dileen tiro kabadan 100 as...
16/02/2025

FANO ayaa qabsatay dhul badan oo katirsan
Gobolka wollo.
sido kale fano waxay sheegtay inay dileen tiro kabadan 100 askri oo katirsanaa maleshiyaadka abiy.

From garacad to jigjiga
31/12/2024

From garacad to jigjiga

Gobolka gojam fano ayaa la wareegtay inta badan waxaana halkaas lagu laayey  maleshiyaadkii abiye ahmed soo adeegsaday
30/11/2024

Gobolka gojam fano ayaa la wareegtay inta badan waxaana halkaas lagu laayey maleshiyaadkii abiye ahmed soo adeegsaday

የፋኖ ሃይሎች አመራሮች እና አዛዦች እራሳቸውን መከላከል አንችልም ሲሉ ለአብይ አህመድ አምባገነን መንግስት የሚሰሩ ቡድኖች ባሉበት ቦታ ላይ በቀጥታ ጥቃት እንደሚሰነዝሩ ገለፁ። ከአምባገነኑ ...
29/11/2024

የፋኖ ሃይሎች አመራሮች እና አዛዦች እራሳቸውን መከላከል አንችልም ሲሉ ለአብይ አህመድ አምባገነን መንግስት የሚሰሩ ቡድኖች ባሉበት ቦታ ላይ በቀጥታ ጥቃት እንደሚሰነዝሩ ገለፁ። ከአምባገነኑ መንግስት ጋር የሚሰሩ አካላት እጃቸውን እንዲሰጡ አለበለዚያ ይሞታሉ ሲሉም ጠይቀዋል።

The 1st division Bahir Dar Brigade Fano army is the one operating around Bahir Dar! Celebrated 1st year anniversary.Fano...
07/09/2024

The 1st division Bahir Dar Brigade Fano army is the one operating around Bahir Dar! Celebrated 1st year anniversary.

Fano of Amhara in Gojam.

Question:- Who is the army!?.

Answer:- The quality of superiority is outdated!

Everyone looks the same even when pants are used,
The musketeer of Amhara is the brother of Asaminew.

Gallad Nuur

05/09/2024

Waa askartii ethopia oo ay maxiis ahaan u qabteen jabhada Fano hal guuto ayey qaybna layeen qaybna maxabiis ahaan u qabteen.
Waxay sheegeen FANO inay Dagaalka wadi doonan inta askari ethopian Ah uu jooga dhulka Ahmaarada.

General Abebabaw Tadesse ayaa soo gaadhay magaalada Jigjiga si uu uga qaybgalo munaasibadda 47-aad ee taliska ciidamada ...
05/09/2024

General Abebabaw Tadesse ayaa soo gaadhay magaalada Jigjiga si uu uga qaybgalo munaasibadda 47-aad ee taliska ciidamada bariga.
***************
( E P D )

Ra’iisul wasaare ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Abebabaw Tadesse ayaa gaaray magaalada Jigjiga si uu uga qeyb galo sanad-guurada 47-aad ee taliska ciidamada.

Waxaa la filayaa in madaxda sare ee federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ay ka soo qeybgalaan munaasabadda 47-aad ee ka soo wareegatay aas aaska Ezu.

Ogosto 30, 2016
September 5, 2024

Magaloyin badan oo somalia ah ayey ku darsatay qariradeeda (mapka) waa magaaloyinka"  1  Buur Salaax    2  Galdogob    3...
03/09/2024

Magaloyin badan oo somalia ah ayey ku darsatay qariradeeda (mapka) waa magaaloyinka"

1 Buur Salaax
2 Galdogob
3 C/waaq
4 Xeraale
5 Balanbal
Iyo deegana badan oo hoos yimaada
Waagii h**e calaamada ayaa dul saarnyd
(---------) lkn hada gudaha ayey gashatay.

Wadankeena Somaalia malahan Miyaa Gudi Qaran oo Xuduudaha Lasocda.?

Gallad Nuur

Falanqaynta Arimaha Somaalia Ethiopia iyo Jabuuti.Jabuuti ayaa sheegtay inay Dakadd siinayso Ethiopia si lo Qaboojiyo Xi...
01/09/2024

Falanqaynta Arimaha Somaalia Ethiopia iyo Jabuuti.

Jabuuti ayaa sheegtay inay Dakadd siinayso Ethiopia si lo Qaboojiyo Xiisada Gobalka Balse siday Falanqeyaasha Arimaha siyaasadu Aminsan yahiin Arintu intaas way ka badan tahay.

Hadii ay Ethiopia diido Dakadd ay Jabuuti ku yaboohday aduunka oo dhan ayaa arkaya inayna Ethiopia Raadinayn Dakadd balse Damaceedu yahay dhul balaarsi.

Waxaa la aminsan Yahay inay Jabuuti Cadaadiska kusii Kordhinayso Ethiopia iyado iska dhigaysa mid soo afjaraysa xiisada Gobalka.

Arinta kale ee lidka ku ah waxay tahay Ethiopia waxay dhisatay ciidan baded waxayna doonaysa saldhig ciidan oy Badda Cas ku ledahay balse ogaw Qorshaha Jabuuti waxaas oo dhan wuu soo afjarayaa.

Halkaa marka laga eego, xalka Jabuuti wuxuu ujeedkiisu yahay in cadaadis cusub oo caalami ah la saaro Ethiopia aduunkana la Tuso in xukumada Addis Ababa Rabto dhul balaarsi.

Adiga maxay kula tahay.

Address

MAKA ALMUKARAMA
Mogadishu

Telephone

+252611011144

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gallad Nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gallad Nuur:

Share

Category