Ximad media production

Ximad media production waaba soo booqatay ee hala dhaafin like follow page
mahadsanid walaal

James Rodriguez  oo dib ugu soo laabtay yurub
15/09/2022

James Rodriguez oo dib ugu soo laabtay yurub

James Rodriguez has returned to Europe. He has signed as new Olympiacos player.

Faananada cusub ee Home iyo awayga Portugal
15/09/2022

Faananada cusub ee Home iyo awayga Portugal

Geesiga dhabti ah waa Aabe
15/09/2022

Geesiga dhabti ah waa Aabe

Aabe Cali Ibraahim Aadan " Wiilkeyga Cabdikariim, waxaa uu diyaarsaday dharkii uu xeran lahaa qalin-jabintiisa Jaamacadda oo maanta aheyd, lakiin dharkii uu diyaarsaday ayaan soo xertay, si aan wiilkeyga booskiisa usoo istaago maadaama qadartii ay u timid oo uu geeriyooday😭 "

Ronaldo is back πŸ”™
15/09/2022

Ronaldo is back πŸ”™

🚨 Cristiano Ronaldo has NOW Scored a GOAL in 21 Consecutive Seasons. 🐐🀯πŸ”₯

β€” Cristiano Ronaldo's First Ever GOAL in The UEFA Europa League βœ…

β€” Cristiano has Now Scored In Every UEFA Competition He's Played - Champions League, Europa League, SuperCup & Nations League βœ…

β€” Cristiano Scored a Record 144th GOAL in European Competitions 🐐

MOST IMPORTANTLY GREAT TO SEE THE FIRST SIIUU OF THE SEASON! πŸ˜πŸπŸ”™

Ronaldo ayaa dhaliyay goolal ka badan inta uu dhaliyay meesi Marka loo eego yurub league
15/09/2022

Ronaldo ayaa dhaliyay goolal ka badan inta uu dhaliyay meesi
Marka loo eego yurub league

Cristiano Ronaldo has now scored more Europa League Goals than Leo Messi βœ…πŸ

Ma waxaa jiro Goat kale?Mar hadii farxad gubada ku xirantahay tan Ronaldo
15/09/2022

Ma waxaa jiro Goat kale?
Mar hadii farxad gubada ku xirantahay tan Ronaldo

If Cristiano Ronaldo is Happy , Football will be happy 😍

15/09/2022

Waa xikmad kale oo mada daala ah
Kadib ka soo kab sashada xaaladaha adag

Hogaamintu malahan yaraan iyo weenaan ee waa hibo alle qof siiyeIyo kugalsooni nafeed
03/09/2022

Hogaamintu malahan yaraan iyo weenaan ee waa hibo alle qof siiye
Iyo kugalsooni nafeed

Abamayenk  oo Number 9 cusub Chelsea Iyada oo xusid mudantahay in Number kaas laacibiin badan ku faloobeen( Number inkaa...
02/09/2022

Abamayenk oo Number 9 cusub Chelsea
Iyada oo xusid mudantahay in Number kaas laacibiin badan ku faloobeen( Number inkaaran)
Maxay kula tahay adiga ?nala wadaag

Rasmi Antony waa ciyaar yahan Manchester United
02/09/2022

Rasmi Antony waa ciyaar yahan Manchester United

02/09/2022

Maanta waa jimco aan ku salino nabi maxamed scw

Address

Soomaali
Mogadishu

Telephone

+252619623850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ximad media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share