Tigaadh Media Group

Tigaadh Media Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tigaadh Media Group, Media/News Company, Mogadishu.

Saacada ugu horaysa wuu faraxsan yahay, saacada kuxigta, ehelka oo dhan ayuu telefoon ku salaamaa, saacada kuxigta sidee...
20/10/2025

Saacada ugu horaysa wuu faraxsan yahay, saacada kuxigta, ehelka oo dhan ayuu telefoon ku salaamaa, saacada kuxigta sideed jeer ayuu musqusha kaadi u galaa, saacada kusii xigta aamus ayuu galaa, saacad kuxigtana 1XBET ayuu galaa, markuu lixdan dollar uu ku qamaaro, ayuu cid walba telefoon lacag ku weydiistaa,kaaga siidarane been buu sheegaa,

“islaan baa iga foolanaysa, casho la’aan ayaan ahay, kaniinkii sonkorta ayaa iga go’ay, tacsi ayaa na gashay, wiil baa iga jabay iyo wax aan jirin ayuu lacag ku gurtaa.

Saqdhexe markii la gaaro oo jaadku kasii dhamaanayo, ayuu tii miiska lafadhiday jaadka u tagaa.

Abaayo bargo’ ayaan ahay ee mijin jaad ah i deymi, iyadana uma naxariisatee mobile-kiisa ayay rahan ahaan uga qaadaa. Ilayn waa nin saqraansane.

Halkii ayuu ka sii wadaa ruugista jaadka, xili dambe ayuu tufaa baladii uu ruugayay, hurdo ayuu damcaa, bal car indho ha isukeeno, ilayn naftii seexan lahayd isagaa shidaye, waaga ayaa u barya siduu isu rogrogayo, salaadii subax ee faradka ahayd umaba xisaabsano.

Kudhowaad halka saac ee subaxnimo ayuu indhaha isgeliyaa, barqadii ayuu kacaa, markale jaadkii ayaa soodhaca, shaydaankii jaadka ayaa isna kusoo daga. Tii xalay mobile-ka rahanta uga qaaday ayuu u yimaadaa……

La soco qeybta dambe.

Muqdisho waxaa lagu soo bandhigay tuugo dadka ka dhici jiray taleefanada oo gacanta lagu soo dhigay
01/12/2022

Muqdisho waxaa lagu soo bandhigay tuugo dadka ka dhici jiray taleefanada oo gacanta lagu soo dhigay

12/08/2022

Kooxda is ku mid ayaan nahay oo tartan cajiib ah ugu qayb qaatay furitaanka tartanka Orgi Cup.

12/08/2022

Garabaatiley Iyo Shukaansiga Whatsapp-ka | Maxaa Kala Qabsaday | Sheeko 🤣

06/08/2022

Ma aha kaliya Madaxweyne ee waa Aabe Somaliyed oo xog-ogaal u ah duruufaha u gaarka ah haweenka iyo caruurta Somaliyed, si gaar ah ayuu ula dardaarmay ciidanka booliska Somaliyed.

Waa in haweenka lagu soo badiyaa booliska❤👌🏼

01/08/2022

Hambalyo reer putland

01/08/2022

Hadal jeedinta: Tartamayaasha group A oo ay ku kulmayn qabiir Madaxey,waa Sheeko kale iyo Yuusuf Islaam.

Qori-tuurka tartanka Orgi Cup 2022.

30/07/2022

Balbalaarka oo lisaga dhigay dahabshiil
Ani wajiga kenya ka ahay kulaha🤣🤣🤣

30/07/2022

Fariinta madaxweynaha ee ku aadan sameynta abaaraha

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tigaadh Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share