Xoogsade News

Xoogsade News xoogsade news waxaad ka heli kartaa wararka soomaalida iyo ciyaaraha waqti kasta

Walaal Hadii uu batay qasaarahaaga 1xbet iska tir account kaagii h**e ee promo code-kan ku sameyso SULDAAN2008Haddii aad...
26/05/2025

Walaal Hadii uu batay qasaarahaaga 1xbet iska tir account kaagii h**e ee promo code-kan ku sameyso SULDAAN2008

Haddii aad u baahan tahay shax free ah noogu soo booqo
https://t.me/xoogsade67

Dhalinyaro halagu soo yaaco adeeg 24 saac deg degsiimo ah
10/09/2023

Dhalinyaro halagu soo yaaco adeeg 24 saac deg degsiimo ah

Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta iyo gudigiisa Fulinta ayaa maanta lagu doortey Hotele Jazeera ee Magaaladda Mogadishu...
22/02/2023

Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta iyo gudigiisa Fulinta ayaa maanta lagu doortey Hotele Jazeera ee Magaaladda Mogadishu. Gudiga doorashooyinka ayaa maanta ku dhawaaqey cida hogaamin doonto SFF 4 sano ee soo socoto.
Gudoomiye Wiish ayaa balanqaadey in uu ka shaqeyn doono sidii uu u-mideyn lahaa Xiriirka Kubada Cagta Soomaliyeed, sidoo kalena mudane Wiis Haji Yabarow ayaa sheegay in loo baaahan yahey in aan la tartano wadama horomarey oo aan loo baahneen qilaaf iyo is qabqabsi.
www.somaliafootball.so
[email protected]
[email protected]

Boos banaan qiimo macquul ah hada gado horayna ka dhiso fadlan numberada hoose la xariir
22/02/2023

Boos banaan qiimo macquul ah hada gado horayna ka dhiso fadlan numberada hoose la xariir

Xulka somalia U17 oo ku guuleystay tartanka bariga iyo bartamaha africa ciyaar 3 iyo 1 ay uga adkaadeen south sudan Hamb...
15/10/2022

Xulka somalia U17 oo ku guuleystay tartanka bariga iyo bartamaha africa ciyaar 3 iyo 1 ay uga adkaadeen south sudan Hambalyo guusha ay soo hooyeen Xiddigaha 17- jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliyeed ee tartanka da’ yarta ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA.

Dhallinyarada Soomaaliyeed waxay leeyihiin hibo, adkeysi iyo karti ay kaga tilmaaman yihiin dhiggooda caalamka, sidaa awgeed waxay mudan yihiin in niyadda loo dhiso, mar walbana la garab istaago.

Waxaan ku bogaadinayaa maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada Xulka kubadda Cagta guushan taariikhiga ah

HAMBALYO-HAMBALYO.

Waa wax lagu qoslo sida Raphinha uu isaga diiday Chelsea inuu ku biiro Barcelona si uu u wanaajiyo fursadiisa ku guuleys...
14/10/2022

Waa wax lagu qoslo sida Raphinha uu isaga diiday Chelsea inuu ku biiro
Barcelona si uu u wanaajiyo fursadiisa ku guuleysiga Champions League, laakiin si uun uma socon qorshihiisa.

23/08/2022

Afhayeenka ciidamada boliska soomaaliyeed waxa uu umada soomaaliyeed ugu baaaqay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba nin oo walaalo ah i...
22/08/2022

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday laba nin oo walaalo ah iyo Haweeneey, kuwaas oo loo heysto inay diyaariyeen qarixii lagu dilay Wasiirkii Cadaaladda Maamulka Koonfur Galbeed ibraahim lugbuur iyo Wiilkiisa, kaas oo 29-kii Bishii July lagula beegsaday Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada ayaa sheegtay in qaraxa lagu dilay Wasiirkii cadaaladda Koonfur Galbeed & Wiilkiisa uu abuubulkiisa lahaa Maxamed Meeris Ibraahim oo maqane ah kana mid ahaa ragii ka baxsaday Xabsiga Magaalada Boosaaso xilligii ay weerareen Al-Shabaab.

09/08/2022

Address

Km4
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoogsade News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xoogsade News:

Share