Abdi Shakur Abdullahi Xoor

Abdi Shakur Abdullahi Xoor media

30/11/2022

Product/service

Hambalyo Hormuud Salaam Foundation Ayaa Gurmad Gaar siiyey Dadkii  Aymusiibada Kasoogartay Qaraxyadii Shalay kadhacay So...
30/10/2022

Hambalyo Hormuud Salaam Foundation Ayaa Gurmad Gaar siiyey Dadkii Aymusiibada Kasoogartay Qaraxyadii Shalay kadhacay Soobe 29 10 2022

Salaam Foudation Ayaa looga bartay Caawinta Dadka tabaalaysan Sida Abaaraha Fatahaadaha Xanaanada Caruurta Aan waaridka leheen

Waxaan leeyahay Dadka waxheesta Kudayda walaalihiin Jeebka Furan
Guulaysta Ha.yadaha bahwadaagta ah
$200.000

24/10/2022
17/10/2022

Ilaahow Saan Nagabadbaadi Wallee Dadbadan Saan wayihiin

Cumrigaytga   SAXDA AH
22/09/2022

Cumrigaytga
SAXDA AH

22/09/2022

Hadaad Aragtaan qof Naftiisa jaraya Ama kataqlusaya Dhibaato Aduun Heesata darteed Qofka nuucaa ah maaha qof iimaan leh Allaah Agtiisana Naxariis Umataalo

Waayo Waxow kukalsoonawayey Qadarka allaah waxow sicad Uhareer maray qoolkii Allaah Oo Ahaa Salaada iyo samarka kaalmeesta

Xilligaan lajoogo Ama Qarnigaan Waxa Dadka Aad usaameeyay Mediaha
21/09/2022

Xilligaan lajoogo Ama Qarnigaan Waxa Dadka Aad usaameeyay Mediaha

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecome  Ayaa Jirsaray 20 sano Hormuud Telecome kuma Ekeesan bixinta Adeeg isgaarsiined ...
06/09/2022

Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecome Ayaa Jirsaray 20 sano Hormuud Telecome kuma Ekeesan bixinta Adeeg isgaarsiined oo tayaleh shirkaddaan Ayaa Kaalinweyn kageesatay Dib Unooleynta bulshada somaliyed sida Abaaraha Fatahaadaha daawada Ugargaaridda Agoonta dadka danyarta ah sida school Xanaanada Dadka danyarta ah

Waxaan Halkaan hambalyo Ugadirayaa Dhammaan Maamulka nuucyadiisa kaladuwan Shaqaalaha shirdadda hormood Waxaan leeyahay Guuleysta Aduun iyo Aakhiro mahadsanidiin

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252619745333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Shakur Abdullahi Xoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Shakur Abdullahi Xoor:

Share

Category