02/10/2025
Hambalyo iyo bogaadin ayaan udirayaa saaxiibkey Dahir Dalmar Dahir Dalmar oo maanta loo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Hay'adda dhiirigelinta dhoofka soomaaliyeed ee hoos tagta wasaarada ganacsiga xukuumada federaalka soomaaliya.