NS24 TV

NS24 TV NS24 TV is a modern television network delivering fast, accurate, and reliable news from around the world. please follow plz follow this page mahadsanid

We bring you trusted updates, quality programs, and important information 24/7.

26/05/2026

XOG- Sheekh Shariif oo xarig ama Khaaririjn lala damacsan yahay.

26/05/2026

Dowladii dhameyd Sheikh Shariif ayey ka mudaharaadeysaa, hadaba waa maxay cabsida gaarka ah ee laga qabo Shariif?

26/05/2026

DEG-DEG: Liiska Xildhibaanada KGS oo la shaaciyay, iyadoo dad isku haystay Xildhibaannimo ay magacyadooda ka waayeen liiska, halka kuwo kalena…”

25/05/2026

Dhulboob hadda ka socda Muqdisho iyo Fadeexad ka dhalatay Banaanbaxa uu Abaabulay Madaxweynihii h**e.

25/05/2026

Macallin Mahdi wuxuu leeyahay: “Wixii galabta la isagama hari doono, Odayaasha soo diray ciidanka guryaha ayaa loogu geli doonaa!”

😍

25/05/2026

Degdeg:- Banaanbaxyo looga soo horjeedo hadalkii shalay ee MW h**e Sheekh Shariif oo hada ka socda Isgoyska Taleex.

25/05/2026

Xaalka Muqdisho galabta halkaan buu marayaa! wax baa salagle ee aan aragno!!
😍

25/05/2026

War Deg Deg : "Sacdiyo Bajaaj eedeymaha laga soo gudbiyay lagu qancay, waxaana la horgeynayaa Maxkamad" Sidaas waxaa yiri Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

😍

24/05/2026

DEG-DEG: Qoor Qoor oo Caawa la Hordhigayo Laba Doorasho, Maxaa Ka Socda Dhuusamareeb?

Address

Mogadishu

Telephone

+252617253378

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NS24 TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share