
07/08/2025
Inta adoo gabara lagu kufsan lahaa hada gurigaaga joog garoonkaan maaha kii magalada ku dhex yaalay waa baadiye aasku markuu madoobaado cidna kuma badbaadin doonto
Waxaan ugu digaynaa gabdhaha sharafta leh lacag intaa bixisaan hadhowna yaan kufsi la idinkugu darin
Waalid kasta gabadhiisa ha ceshto hadii finalka baadiyahaas lagu dhigayo wiilkastow walasha hada ka cesho halkaas