Bulsho caawiye media

Bulsho caawiye media Soomali baan nahay San ku neeflayal u sareeya �

HAMBALYO HAMBALYO DHAMAN MACALIMINTA SOMALIYEED
21/11/2021

HAMBALYO HAMBALYO DHAMAN MACALIMINTA SOMALIYEED

XUSKA MALINTA   SOMALIYEED   NOFEMBAR   SO    Garee   FADLAN WLL PAGEKA   SAAR SHRE AND COM
21/11/2021

XUSKA MALINTA SOMALIYEED NOFEMBAR
SO Garee

FADLAN WLL PAGEKA SAAR SHRE AND COM

21/11/2021

PAGE LIKE SAR WLL ZHRE AND COM

bulsho caawiye

20/11/2021
Alah Unaxaristo Wariye Cabdi Casiis Afrika ayaa ugeeriyooday dhaawac Culus oo kasoo gaaray Qarax  Loogu Xiray Geerigiisa
20/11/2021

Alah Unaxaristo Wariye Cabdi Casiis Afrika ayaa ugeeriyooday dhaawac Culus oo kasoo gaaray Qarax Loogu Xiray Geerigiisa

Qur'aanka lagu dhigo looxa ayaa wali ka jira qeybo badan oo ka mid ah xarumo-diimeedka bulshada Deegaanka Soomaalida.Bul...
20/11/2021

Qur'aanka lagu dhigo looxa ayaa wali ka jira qeybo badan oo ka mid ah xarumo-diimeedka bulshada Deegaanka Soomaalida.

Bulshada Soomaalida ayaa ah bulsho 100%
boqol muslimiin ah. waxaana dhaqan u ah in ilmaha marka uu yar yahay la baro qur'aanka oo la geeyo golaha ama dugsiga Qur'aanka.

Tuulada Harmukaale ee degmada Awaare ayey bahda SRTV kula kulantay dugsiyada noocan ah ee Qur'aanka kariimka lagu barto iyo arday dhiganaysa oo ku baranaysa habkii h**e ee khadda, qalinka qoriga laga sameeyay iyo looxa, iyaga oo looga billaabo sida caadada ahayd xarafka alif wax ma leh illaa iyo suuradda ugu sarreysa ee Al-baqra.

Waxayna SRTV u sheegeen waalidka iyo macallinkuba in ardaydu ay dhigtaan xilliga habeenka oo kashuhu u saamaxayo, aqoontuna ku xidhnayn xilli iyo da’ toona.

Xigasho SRTV Rasmi Page

Wariyihii ugu horreeyay ee dabsaar Geel ah ka soo tebiya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.Wariye Abdulkadir CC ayaa...
20/11/2021

Wariyihii ugu horreeyay ee dabsaar Geel ah ka soo tebiya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Wariye Abdulkadir CC ayaa Geel is cunaayo kasoo tebiyay Guriceel

Xigasho: Goobta TV

Sadaali oo ku guuleyso $30.Liverpool vs ArsenalSharuuddaha:1.Like Saar Page-Ka.2.Share-Garey Post-Ga.3.Saadaalintu Waxee...
20/11/2021

Sadaali oo ku guuleyso $30.
Liverpool vs Arsenal

Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3.Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono.

19/11/2021

Kuraastii miisaanka cusleyd ee Koonfur Galbeed oo 11 la soo hormariyay si culeyska looga dulqaado Reysalwasaaraha loona fasaxo lacagta doorashadda:

HOP #182 Maxamad Mursal Shiiq Cabdiraxman
HOP #103 Maxamad Shiiq Cusmaan Jawaari
HOP #171 Fowziya Maxamad Shiiq
HOP #170 Iimaan Cabdulaahi Cali
HOP #180 Daahir Cabdi Cabdulahi Dr Go
HOP Cali Maxamad
HOP #189 Shiiq Aadan Madoobe
HOP #193 Maxamud Maxamad Bono
HOP #154 Saredo Maxamad Cabdalla.
HOP #41 Idiris Cabdi Dhaqtar
HOP #42 Hani Maxamad Aadan

Address

Mogadishu
00252

Telephone

+252637173394

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho caawiye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bulsho caawiye media:

Share