Al Jabar الجبار

Al Jabar الجبار welcome Al jabar

28/01/2025

❤ ليلة الاسراء و المعراج ❤️
قال الله تعالى : سُبْحَانَ الَّذِي أَسْرَى بِعَبْدِهِ لَيْلًا مِنَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ إِلَى الْمَسْجِدِ الأَقْصَى الَّذِي بَارَكْنَا حَوْلَهُ [الإسراء:1]

Xaflada (𝐀𝐋 𝐈𝐒𝐑𝐀𝐀 𝐖𝐀𝐋 𝐌𝐈𝐂𝐑𝐀𝐀𝐉)
Oo ka dhacday mowlaca jamaacada aabe
Dagmada #𝐘𝐚𝐪𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝

09/10/2024

Xadro qaadiriyo gaar ahaan uwaysiyo ah waxa ino qaadaya@Alxaaji_sheekh_sulaymaan Alle haxifdiye
aan kuwada raaxaysano codkan macan👂👀
Follow/share/Like

07/10/2024

وعود لساني على دكره ويا نور نور به قلبنا

04/10/2024

Digri dareeris oo macan badan waxa inoo qadaya

Alle ha xifdiyee aan kuraxeysano codkan
Macanka badna fdln

01/10/2024

Munaasabad Qurux Badan oo Lagu Xusayay Suubanahaﷺ ayaa Lagu Qabtay Mu'asasada Shiikh cismaan dheere Ee Xaafada Carafaad Degmada Yaqshiid
mhdsanid

29/09/2024

XADRO MACAB OO INOO QAADAYA SAYIDKEENA

ALLE HA XIFDIYEE AAN KUWADA RAXEYSANO
CODKAN MACANKA BADAN DHAGEYSI WACN 👂
_sher follow waa xagina

28/09/2024

MASHA ALLAH QASIIDO SALI AAD UMACAN OO INO QADAYAAN ARDAYDA MADARASADA SHEKH CUSMAN DHERE ILAHAY HA XIFDIYEE
AAN KUWADA SALINO NABIGENA (SCW)

28/09/2024

Digri dareeris oo macan badan waxa inoo qadaya
daawa sho wacan👀👀
Fadlan axbabi sherta io like followna xagiina
# #

إنا لله وإنا إليه راجعو ن ، كل نفس ذائقة الموت إنتقل إلي رحمة الله تعالي، نقيب السادة الأ شراف شريفنا وحبيبنا السيد الشر...
25/09/2024

إنا لله وإنا إليه راجعو ن ، كل نفس ذائقة الموت
إنتقل إلي رحمة الله تعالي، نقيب السادة الأ شراف شريفنا وحبيبنا السيد الشريف عبدالله بن الشريف عليي،
المشهور بـ ( ـشريف إسكدوب ) رضي الله عنه وأرضاه آمين،
#𝐓𝐀𝐂𝐒𝐈
Dhamaan Jameecada Reer 𝗔𝗔𝗕E SHEEKHCUSMAAN SHEEKH C/RAXMAAN, Oo Ugu Horeyo Saaxibu Sajaadaha Jameecada 𝑨𝑳 𝑺𝑨𝒀𝑰𝑫 𝑨𝑨𝑩𝑨 𝑺𝑯𝑰𝑰𝑲𝑯 MUKHTAAR SHEEKH CUSMAAN SHEEKH C/RAXMAAN, Waxey Ka Tacsiyenayaa Geeridii Naxdinta Laheed Ee Kutimid Allaha unaxariistee Shariifkeynii Weynaa Xabiibkeena
( 𝐀𝐋 𝐊𝐇𝐀𝐋𝐈𝐈𝐅 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐈𝐈𝐅 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐔𝐋𝐀𝐀𝐇𝐈 𝐒𝐇𝐀𝐑𝐈𝐈𝐅 𝐂𝐀𝐋𝐈 )
Oo Kumagac Dheeraay ( )
Allaha Unaxariisto Sakaraatka Waa dhaafyee Su.aasha Allaha U Fududeeyo, Eheladii Qaraabadii & Jameecadii Oo Kabaxay Samir & Iimaan Allaha Kasiiyo Aaamiiin Aaamiiin
( Axbaabii Filaah Usoo Duceeya )

25/09/2024

Qasiido "SHEEKH U ' WEYS" oo uu qaadaayo sheekh mukhtaar sheekh mukhtaar
Walaal sii faafi like.......iyo........share mahad sanid.

18/09/2024

Qofkii weysada daa imo ilahay waxa uu ku karaamea 7waxyabo waxa ino shegayo

12/08/2024

Masha allah xadro mcn badn oo inoo qadayo
Qadiga weyn qadi cali shiidle alle ha xifdiyee
Axbaabi fillah /follow sher io like mahadsanidiin

Address

Mogadisho

Telephone

+252610739772

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Jabar الجبار posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category