14/01/2024
Qofka Soomaaliga ahi wuxuu ku dhibtoonayaa ama ku jiho wareersanyahay inuu fahmo kaalinta uu bulshada ugu jiro, noloshu waxay ka koobantahay qaybo kala duwan oo aad ufarabadan oo mid walbaa ay ubaahantahay aqoon iyo exprience gaar ah.
Soomaaliduse waxaad moodaa inaysan u fahamsanayn sidaas oo noloshu waa iskaga kaana dhex yaacsantahay.
tusaale ahaan: Siyaasiga soomaaliga ahi waa Dhakhtar, Ganacsade, aqoonyahan, ciyaartooy, Oday dhaqameed, sheikh, suxufi, askari iyo abuukaate.
Dhakhtarkeenu intaa in la’eg ayuu asaguna ka shaqeeyaa, okay umadaas qof walbaa sidaas uu uga shaqeynaayo wax uusan aqoonteed lahayn sidee ayuu hormar nolosha ah ku gaari kartaa?
Qof walba nolosha qaybaheeda kala duwan waxaa jira wax uu kufiicanyahay oo uu aad ugaranaayo waxaas uu ku fiicanyahay haka shaqeeyo hana horumariyo
Inta kale haloo daayo dadka aqoonteeda leh