Nuur Academy

Nuur Academy Boggan waxa aad ka helaysaa adeegyada aan bixino oo ay ku jiraan sameynta software, websites, koorsooyin technology ah, iyo taageero farsamo oo joogto ah.

Ujeeddadeennu waa inaan ku siino xalal casri ah oo fududeeya shaqadaada

18/09/2026

ChatGpt + Google Stitch + Lovable

๐’๐๐‹ (๐’๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ ๐๐ฎ๐ž๐ซ๐ฒ ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž) waa luqad lagu maamulo xogta ku jirta Database.Tusaale, haddii database-ku leeyahay tabl...
17/09/2026

๐’๐๐‹ (๐’๐ญ๐ซ๐ฎ๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ ๐๐ฎ๐ž๐ซ๐ฒ ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž) waa luqad lagu maamulo xogta ku jirta Database.

Tusaale, haddii database-ku leeyahay table la yiraahdo students:

๐ข๐ ๐ง๐š๐ฆ๐ž ๐š๐ ๐ž
1 Ali 20
2 Asha 22

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ฑ๐จ๐ ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š๐š:
SELECT name, age
FROM students;

๐–๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š:
Ali 20
Asha 22

15/09/2026

๐‡๐“๐Œ๐‹ ๐ญ๐š๐  ๐ฐ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฒ?

waa ๐‡๐“๐Œ tag loo isticmaalo in lagu lagu calaamadeeyo qayb yar oo ka mid ah qoraalka.

Badanaa waxaa loo isticmaalaa in lagu beddelo style-ka qayb gaar ah.

:Figta sare waxa tagaNimuu feentay waayuhu๐Ÿ–ค๐Ÿ•Š.......Baadi goobka guusha yaan lagaa badin
15/09/2026

:Figta sare waxa taga
Nimuu feentay waayuhu๐Ÿ–ค๐Ÿ•Š.......
Baadi goobka guusha yaan lagaa badin

13/09/2026

โ€œThe Hidden Power of Motion Graphics ๐ŸŽฌโœจโ€

12/09/2026

09/09/2026

๐ŸŽฌ MOTION GRAPHICS COURSE โ€“ SPECIAL OFFER! ๐Ÿ”ฅ

NUUR ACADEMY waxay kuu soo bandhigaysaa Motion Graphics Course oo qiimihii laga dhimay, hadda kaliya $5! ๐Ÿ˜

๐Ÿš€ Baro xirfadda Motion Graphics
๐ŸŽจ Kobci hal-abuurkaaga
๐Ÿ’ป Ku bilow xirfad aad online uga shaqaysan karto
๐Ÿ’ฐ Discount Price: Kaliya $5

โณ Fursaddan ha seegin!
๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir oo iska diiwaangeli maanta.

NUUR ACADEMY โ€“ Baro. Xirfad yeelo. Mustaqbal dhiso.

06/09/2026

๐Ÿ“š KOORSO DHAMMEYSTIRAN โ€“ F4 & CLASS 8 ๐ŸŽ“

Ma rabtaa inaad imtixaanka shahaadiga ka keento kaalinta ugu fiican? ๐Ÿ†

Waxaan kuu diyaarinay Koorso Imtixaan-Diyaarin ah oo diiradda saaraysa:

๐Ÿ”ฌ F4 โ€“ Scientific Subjects
โ€ข Biology
โ€ข Chemistry
โ€ข Physics

๐Ÿ“– Class 8 โ€“ 8-da Maado
โ€ข Casharro kooban oo si fudud loo fahmi karo
โ€ข Suโ€™aalo iyo jawaabo
โ€ข Past Papers
โ€ข Revision
โ€ข Mock Exams
โ€ข Exam Techniques

๐ŸŽฏ Ujeeddadu: In ardaygu helo diyaar-garow buuxa, kalsooni iyo fursad uu natiijo wanaagsan uga keeno imtixaanka shahaadiga.

๐Ÿ”ฅ Haddii aad rabto inaad natiijadaada kor u qaaddo, koorsadan ha ka maqnaan!

๐Ÿ“ข Ku soo biir hadda oo bilow diyaar-garowgaaga.

Address

Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuur Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share