Hakaba graphic design

Hakaba graphic design waxaad naga heli kartaa naqshad kugu anfacda :-
goobtaada shaqo ,school,jaamacad iwm

Ramadan Mubarak
18/02/2026

Ramadan Mubarak

πŸŒ™βœ¨ RAMADAN MUBAARAK – DAY 01 βœ¨πŸŒ™
Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ£Ω‡Ω„Ω‡ ΨΉΩ„ΩŠΩ†Ψ§ Ψ¨Ψ§Ω„Ψ£Ω…Ω† ΩˆΨ§Ω„Ψ₯ΩŠΩ…Ψ§Ω† ΩˆΨ§Ω„Ψ³Ω„Ψ§Ω…Ψ© ΩˆΨ§Ω„Ψ₯Ψ³Ω„Ψ§Ω… 🀲🏽

Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa SI nabad ah noogu bilaabatay Alxamdulillaah. Ilaahay SI nabad ah ha nagu gaarsiiyo afurka
Ha noqoto maalinteenna koowaad mid kheyr ah cafis iyo ajar badan leh. 🀍

Hakaba first Cargo HOYGA DUULIMAADKA IYO  ALAABAHA XAMUULKA
23/10/2025

Hakaba first Cargo
HOYGA DUULIMAADKA IYO ALAABAHA XAMUULKA

πŸŒ™ Jumcaha Mubarak! πŸŒ™
Alle ha inaga dhigo kuwii xusuusta iyo ducooyinka la aqbalo 🀲

🚒 Hakaba First Cargo β€” Where Cargo Comes Fast!
Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah, ammaan ah, iyo lagu kalsoonaan karo.
πŸ“¦ Your Cargo, Our Commitment!

πŸ•ŠοΈ Time to Travel – With Hakaba First Cargo, your destination is closer than ever! πŸŒπŸ’š FIRST CARGO
11/10/2025

πŸ•ŠοΈ Time to Travel – With Hakaba First Cargo, your destination is closer than ever! πŸŒπŸ’š

FIRST CARGO

✈️ HAKABA FIRST CARGO
🌍 Where Cargo Came Fast!

Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo safarkaaga iyo riyooyinkaaga fududeynaya! πŸ’Όβœ¨

Adeegyada aan bixino:
βœ… Ticketing
βœ… Visa (Dalal badan oo Afrika ah)
βœ… Tourism
βœ… Education Visa
βœ… Umrah & Hajj

πŸ’š Your Journey, Our Priority!

Dalalka aan kuu heli karno Visa 20% OFF:
πŸ‡°πŸ‡ͺ Kenya | πŸ‡ΊπŸ‡¬ Uganda | πŸ‡ͺπŸ‡¬ Masar | πŸ‡ͺπŸ‡Ή Ethiopia | πŸ‡ΉπŸ‡Ώ Tanzania | πŸ‡±πŸ‡Ύ Libiya

Duulimaadyada Gudaha (Local Flights) – 30% OFF!
πŸ›« Buurhakaba ➑ Muqdisho
πŸ›« Buurhakaba ➑ Baydhabo
πŸ›« Buurhakaba ➑ Kismaayo
πŸ›« Buurhakaba ➑ Garowe
πŸ›« Buurhakaba ➑ Boosaaso
πŸ›« Buurhakaba ➑ Hudur

πŸ“ Address 1: Muqdisho, Somalia
πŸ“ Address 2: Buur Hakaba, Somalia

πŸ“ž Call / WhatsApp: +252 621018585
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ“² Follow us:

πŸ•ŠοΈ Time to Travel – With Hakaba First Cargo, your destination is closer than ever! πŸŒπŸ’š

✨✈️ π‡π€πŠπ€ππ€ 𝐅𝐀𝐒𝐓 π‚π€π‘π†πŽ πŸ“¦πŸš€       β€œWhere Cargo Comes Fast” 🌍⚑
13/09/2025

✨✈️ π‡π€πŠπ€ππ€ 𝐅𝐀𝐒𝐓 π‚π€π‘π†πŽ πŸ“¦πŸš€
β€œWhere Cargo Comes Fast” 🌍⚑

HAKABA FAST CARGO HOWSHA WEY BILAAWATEY
13/09/2025

HAKABA FAST CARGO

HOWSHA WEY BILAAWATEY

🌍✨ Ku xidhnow Soomaaliya dhexdeeda hakaba first Cargo – adigoon walwal lahayn! ✨🌍

πŸ’š HAKABA FAST CARGO πŸ’š πŸ“¦βœˆοΈ
Adeeggiinnu waa degdeg, raqiis & lagu kalsoonaan karo!

πŸ“ Local Flights
🟒 Buur Hakaba ➝ Muqdisho πŸ™οΈ
🟒 Buur Hakaba ➝ Baydhabo 🌳
🟒 Buur Hakaba ➝ Boosaaso 🌊
🟒 Buur Hakaba ➝ Gaalkacyo 🏜️

πŸ”₯ Fursad Dahabi ah: Ka faa’iidayso 10% OFF Discount oo xaddidan! πŸ”₯

✨ Maxaad naga filan kartaa? ✨
πŸ’Ό Adeeg hufan oo kalsooni leh
πŸ’° Qiimo macquul ah
⚑ Gaarsiinta degdeg ah
🀝 Ammaan & Kalsooni

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta:
☎️ 619835933 / 616597675
πŸ“§ [email protected]

πŸš€ HAKABA FAST CARGO – Gaadiid Xamuul oo Degdeg ah & Raqiis ah! πŸš€

πŸ’¬ Faallo ku reeb:
➑️ Magaaladii ugu dambeysay ee aad safar ku tagtay ✈️
➑️ Meesha aad jeclaan lahayd adeeggeennu inuu gaaro mustaqbalka πŸ—ΊοΈ

Well Come With Open Hands
04/09/2025

Well Come With Open Hands

πŸŒ™ Jumco Mubarak dhammaan asxaabta iyo macaamiisheena qiimaha badan 🀲✨

HAKABA FAST CARGO ✈️
Waxaan idiin haynaa adeeg degdeg ah oo ammaan ah:
πŸ“¦ Muqdisho ↔️ Baidoa ↔️ Buur Hakaba

Ha ka welwelin rarista alaabtaada, annaga ayaa kuu fududeynayna si dhaqso ah oo lagu kalsoonaan karo.

πŸ“ Xafiiska: Buur Hakaba – Soomaaliya
πŸ“ž Wac: 619835933

πŸ‘‰ Nagala soco baraha bulshada: Facebook | TikTok | Instagram

Jimco Mubaarak 🀍Maalinta barakeysan ee Jimcaha Ilaahay ha ka dhigo mid naxariis, caafimaad iyo barako inoogu soo kordhis...
28/08/2025

Jimco Mubaarak 🀍
Maalinta barakeysan ee Jimcaha Ilaahay ha ka dhigo mid naxariis, caafimaad iyo barako inoogu soo kordhisa.
Ducadeenna iyo camalkayaga ha la aqbalo, qalbiyadeennana ha iftiimiyo πŸ•ŠοΈ.

25/08/2025

🌍✨ Buur Hakaba – Soomaaliya ✨🌍
Goobtii dhaqanka, ganacsiga iyo isku imaatinka bulshada! πŸͺ❀️
Geel, dhaqamo iyo dad isku fahansan deegaanka ku hodan dhaqanka Soomaaliyeed. πŸ‡ΈπŸ‡΄

πŸ‘‰ Buur Hakaba waa meel ay dhaqaalaha iyo dhaqanka ku kulmaan, mid kamid ah goobaha ugu caansan Soomaaliya.

23/08/2025

🌍✨ "Muqaal qurux badan drone
Buur Hakaba, Gobolka Bay – Somalia πŸ’™
Qurux dabiici ah, taariikh fac weyn leh, iyo bulsho soo dhoweyn diirran πŸŒΏβ›°οΈπŸ˜οΈ.
Usoo dalxiis deegaanka quruxda iyo taarikhdaπŸ’­πŸ€.
⛰️ 🌍 πŸ‡ΈπŸ‡΄ ✈️ πŸ’™ πŸ”Žβ›°οΈπŸŒΏ" 🏘️ πŸ‡ΈπŸ‡΄ 🌍
🌿 🌍 πŸ’™ πŸͺ˜ πŸ“– ✨ 🌳 🀍 🚢 🏞️ 🏠 ✈️ πŸ”Ž πŸ’« πŸ’ͺ

πŸŒ™ π‰π”πŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ πŸ€πŸ•Œ Maanta waa maalintii barakeysan ee Jimcaha β€” maalinta ducada la aqbalo, qalbiyadana la ifiyo ✨.πŸ’› All...
15/08/2025

πŸŒ™ π‰π”πŒπ‚π€ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ 🀍

πŸ•Œ Maanta waa maalintii barakeysan ee Jimcaha β€” maalinta ducada la aqbalo, qalbiyadana la ifiyo ✨.

πŸ’› Alle ha idiin barakeeyo:
✨ Cimrigiina – ha noqdo mid caafimaad iyo kheyr ku dhammaada.
✨ Rizqigiina – ha noqdo mid xalaal iyo barako leh.
✨ Qalbigiina – ha noqdo mid dagan oo nabad ku nool.

πŸ•ŠοΈ Ha illoobin inaad maanta Qur’aan akhrido, salaadda Jimcaha ku dadaasho, iyo in aad dadka kheyr u rajeyso.

🀲 Ilaahayow naga yeel kuwa Jimcaha ka faa’iideysta, ducadoodana aad ka aqbasho.

πŸŒ™πŸ•ŒπŸ€²
πŸ’› πŸ•ŠοΈ ✨ πŸ“–

πŸŽ“ Hambalyo hambalyo Drs haawa aadan 🌟Dadaalkaaga, samirkaaga, iyo himiladaada ayaa maanta mira dhalay.Waxaad noqotay ast...
07/08/2025

πŸŽ“ Hambalyo hambalyo Drs haawa aadan 🌟
Dadaalkaaga, samirkaaga, iyo himiladaada ayaa maanta mira dhalay.
Waxaad noqotay astaan guul iyo dhiirigelin
β€” ha joogsan, horay u soco! πŸ’ͺπŸ½πŸ‘©πŸ½β€πŸŽ“

Mahad alle ka sokow waalidka kugu garab istaagay riyooyinkaaga rumeyntood alle haku xafido

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252619835933

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hakaba graphic design posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hakaba graphic design:

Share