Muuqaal 24 TV

Muuqaal 24 TV Muuqaal-24 TV

Hogaanka iyo Maamulka Sare ee Macahdka Caalamiga ah ee   oo la shaaciyey.Macahdka Diblomaasiyada Caalamiga ah ee Voice o...
21/08/2026

Hogaanka iyo Maamulka Sare ee Macahdka Caalamiga ah ee oo la shaaciyey.

Macahdka Diblomaasiyada Caalamiga ah ee Voice of Diplomacy Institute ayaa shaaciyey Hogaan iyo Xubnaha Guddida Hogaanka oo loo magacaabey xilkaasi.

Macahdka ayaa si rasmi ah u soo bandhigey dhamaan xubnahaasi oo kala jooga dalal kala duwan oo ay ka mid tahay Jamhuuriyda Somaliland.

Hambayo Dhamaantiin.

Tababarka “Diplomatic Protocol & Etiquette” oo socday saddex maalmood ayaa si guul leh uga qabsoomay Jaamacadda New Gene...
27/07/2026

Tababarka “Diplomatic Protocol & Etiquette” oo socday saddex maalmood ayaa si guul leh uga qabsoomay Jaamacadda New Generation, gaar ahaan Kuliyadda Social Science.
Ardayda iyo hoggaamiyeyaasha dhalinyarada ayaa ka faa’iideystay aqoon iyo xirfado muhiim ah oo ku saabsan hab-dhaqanka diblomaasiyadda, anshaxa iyo sida loogu diyaargaroobo kulamada iyo munaasabadaha caalamiga ah.

Mahadsanid Amb. Abfiladif Mohamed Ismail oo ahaa fududeeyaha tababarka, kuna hogaamiyey ka qaybgalayaasha khibrad iyo aqoon qoto dheer oo ku saabsan xiriirka caalamiga ah iyo anshaxa diblomaasiyadeed.

>

The three-day intensive training on “Diplomatic Protocol & Etiquette” was successfully conducted at New Generation University, Faculty of Social Science.
Students and youth leaders gained valuable knowledge and practical skills in diplomatic conduct, cultural etiquette, and international protocol management.

Special thanks to Amb. Abdiladif Mohamed Ismail, the facilitator, who guided participants with his rich expertise in international relations and diplomacy.

Kulliyadda Af-soomaaliga ee Jaamacadda caalamiga ah ee Al-bayaan Jaamacadda Al-bayaan, waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan ar...
23/07/2026

Kulliyadda Af-soomaaliga ee Jaamacadda caalamiga ah ee Al-bayaan

Jaamacadda Al-bayaan, waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka xiiseeya barashada Af-soomaaliga, in Jaamacaddu, ay bilaabayso qaadashada qaybtii labaad ee dibloomka barashada Af-soomaaliga.

Muddada ay soconayso: 8-bilood
Maalmaha la dhiganaayo: Jimcayaasha iyo Khamiisaha
Ama
Isniinaha iyo Salaasada
Goobta lagu qaadanaayo: Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-bayaan
Qaabka loo dhiganaayo: Golajoog.

Wixii xoga ee dheerada fadlan taabo dhagaatiga
Hoose
Kulliyadda Af-soomaaliga ee Jaamacadda caalamiga ah ee Al-bayaan

Jaamacadda Al-bayaan, waxa ay ogaysiinaysaa dhammaan ardayda iyo dadka xiiseeya barashada Af-soomaaliga, in Jaamacaddu, ay bilaabayso qaadashada qaybtii labaad ee dibloomka barashada Af-soomaaliga.

Muddada ay soconayso: 8-bilood
Maalmaha la dhiganaayo: Jimcayaasha iyo Khamiisaha
Ama
Isniinaha iyo Salaasada
Goobta lagu qaadanaayo: Jaamacadda Caalamiga ah ee Al-bayaan
Qaabka loo dhiganaayo: Golajoog.

Wixii xoga ee dheerada fadlan taabo dhagaatiga hoose
https://chat.whatsapp.com/DNK8uq72GZNGdPWZ6CzZDV?s=cl&p=a&ilr=0

New Generation University -Professional Training Program  DIPLOMATIC PROTOCOL & ETIQUETTE MASTERCLASS  New Generation Un...
21/07/2026

New Generation University -Professional Training Program

DIPLOMATIC PROTOCOL & ETIQUETTE MASTERCLASS

New Generation University is pleased to announce a specialized short course designed to strengthen participants’ competencies in diplomatic protocol, etiquette, and international representation based on global standards and best practices.

Training Purpose
This intensive program equips participants with the practical knowledge, skills, and confidence required to apply diplomatic protocol and etiquette in official settings, international engagements, and formal communication. It aims to enhance participants’ ability to represent institutions or countries with professionalism, cultural sensitivity, and diplomatic precision.

Learning Outcomes
By the end of the training, participants will be able to:
◇ Understand and apply core principles of diplomatic protocol
◇ Use correct titles, forms of address, and precedence rules
◇ Demonstrate proper formal behavior in official settings
◇ Manage state visits, meetings, and ceremonies
◇ Apply cross-cultural etiquette in international environments
◇ Avoid common diplomatic mistakes (protocol pitfalls)

Date & Duration
25–27 July 2026 (Saturday, Sunday & Monday)
4:00 PM – 6:00 PM (2 Hours Daily)
Venue: NGU Hall

Target Participants
• University Students (International Relations & Political Science)
• Youth Leaders engaged in global platforms
• Early-career professionals in diplomacy and international relations

Training Facilitator
Amb. Abdiladif Mohamed Ismail is a seasoned diplomat and distinguished leader. He is the Co-Founder of the Smart Youth Leadership Council and has served as a Global Peace Ambassador with Global Peace Chain in Somaliland since 2021.

With over 14 years of professional experience in humanitarian and development sectors, and 8 years of active engagement in international relations and diplomacy, Amb. Abdiladif brings unmatched expertise. He holds two Master’s degrees: one in International Relations & Diplomacy Studies and another in Project Management. His career reflects a strong commitment to global peace, leadership, and diplomatic excellence.

📞 Contact Information
Phone: +252 63 4413528
Email: [email protected]
Nearby Sa’adadin,Jigjiga Yar, Hargeisa, Somaliland

Join this valuable academic opportunity and enhance your diplomatic and leadership skills with seasoned experts in international relations.

17/06/2026

Lome, Togo -

Aqoonyahan Abdiladif Mohamed Ismail oo ah Diblomaasi ku xeeldheer Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Arimaha Dibeda ayaa ku sugan dalka Jamhuuruyada Togo ee Galbeedka Afrika halkaas oo uu kaga qaybgalayo shir meeqaamkiisu sareeyo oo ku saabsan.Arimaha Hawada iyo Duulimaadyada ee Afrika.

Diblomaasi Cabdiladiif Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah aqoonyahannada reer Somaliland ee ku takhasusay arrimaha diblomaa...
24/05/2026

Diblomaasi Cabdiladiif Maxamed Ismaaciil, oo ka mid ah aqoonyahannada reer Somaliland ee ku takhasusay arrimaha diblomaasiyadda iyo xidhiidhka caalamiga ah, ayaa ka qaybgalay shir heer caalami ah oo lagaga hadlayey horumarinta tamarta nukliyeerka ee qaaradda Afrika. Shirkan oo ka qabsoomay magaalada Kigali ayaa waxa casuumaddiisa lahaa Madaxweynaha dalka Rwanda, Paul Kagame.

Shirkan muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa loona casriyeyn lahaa adeegsiga tamarta nukliyeerka ee Afrika, si qaaraddu u hesho tamar joogto ah, la heli karo isla markaana la isku halayn karo. Waxa kale oo kulanka lagu falanqeeyey doorka ay tamarta nukliyeerku ka qaadan karto kobcinta dhaqaalaha, horumarinta warshadaha, iyo xoojinta sugnaanta tamarta ee dalalka Afrika.

Diblomaasi Cabdiladiif Maxamed Ismaaciil ayaa kulanka ku soo bandhigay aragtiyo la xidhiidha muhiimadda iskaashiga caalamiga ah iyo sidii dalalka Afrika uga faa’iidaysan lahaayeen teknoolajiyada casriga ah ee tamarta si loo xoojiyo horumarka iyo isku filnaanshaha tamarta. Shirkan ayaa sidoo kale fursad u noqday in aqoonyahannada iyo khubarada Afrika ay is dhaafsadaan fikrado iyo waayo-aragnimo ku saabsan mustaqbalka tamarta nukliyeerka ee qaaradda Afrika.

Xigasho:Dawan

Maxamed ordaaye Mahadsanid
28/04/2026

Maxamed ordaaye
Mahadsanid

Ciid mubaarak كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال آميييين
19/03/2026

Ciid mubaarak
كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال آميييين

Address

Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 07:30 - 00:00
Tuesday 07:30 - 00:00
Wednesday 07:29 - 00:00
Thursday 07:29 - 00:00
Saturday 07:30 - 00:00
Sunday 07:29 - 00:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muuqaal 24 TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Muuqaal 24 TV:

Shortcuts

Share