
05/05/2025
Sharaf weyn ayey inoo ahayd in aan si qurux badan ugu adeegno The Institution of Engineers - Somalia xilli ay qabaneysay dood cilmiyeed ku saabsanaa "Horumarinta Bulshada iyada oo la Yaraynaayo Saameynta Isbeddelka Cimilada ee ka Dhalatay Maareyn La'aanta Qashinka ee Gobolka Banaadir."
"Active Mind, Smart Solutions💡✨"