31/08/2025
TACSI TACSI : AFGOOYE..
"نا لله وانا اليه راجعون
Dhamaan shaqaalaha iyo masuliyiinta.
Idaacadda Codka Sh/hoose :waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan Agaasimaha idaacadda Codka Sh hoose. Cabdifatax Tawakal oogalabta ayka geeriyootay gabadhisa Ubax C/itax Cali Cumar