Somalia Post

Somalia Post Halkan Kala Soco Arimaha Siyaasada,Bulshada iyo Diinta Kala-Xiriir-Somalia Post.
+252 61 3021644

Waaxaan Ahay Wariye Soomaaliyeed oo In Muddo Ahi Saxaafada Ku Dhexjiray Halkan Waa Bogayga Rasmiga Ah oo Aan Ku Soo Gudbin Doono Warar Iyo Barnaamishyo Masaaliix u ah Umadeena.

Wadamada Carabta hadba midkii  boorso weyn keena miya dalka dhan loo afduubaya?  Dagaalka sacuudiga iyo imaaraadka u dhe...
13/01/2026

Wadamada Carabta hadba midkii boorso weyn keena miya dalka dhan loo afduubaya?

Dagaalka sacuudiga iyo imaaraadka u dhexeeya waa hubal waa dagal waqti leh oo dhamaanaya ama heshiis haku-dhamaado ama imaraadku haisku dhiibo sacuudi.

Wadamada carabta kuwa maantay xukuma waxbadan isma-dhaamaan wayo kuwana waxey awood kuraadiyaan caadifad islaam jaceel oo dantoota ey ugu adeeganayaan.

Kuwa kale waxey dantooda ka dhex arkeen ree galbeedka in ey u fuliyaan danaha ey kaleeyihiin wadamada islaamka iyo qaaradada Afrika si ey halkaas awood oga helaan.

Soomaaliya waxa meeshaan dhigay oo dowladii dhexe burburiyay waa fakar siyaasadeed diin laga dhigay oo laga keenay qaar kamid ah wadamada carabta taasna waa arin xasuus badan u baahan.

Wadamada carabta qeeybo kamid ah aya maalgashaday fikrada wahaabiyada ayaka oo u arkayay fikrad ey ku gumeeysan karaan wadamada islaamka ee an xuduuda lawadaagin balse fashilka ku dhacay fikradii wahasbiyada ee noqotay mid u taagan qaraxa iyo bur burka bulshooyinka islaamka aya keenay in wadamada carabta qaar kamid ah gabaad kadhigtaan Israa’iil una adeegaan danaheeda.

Xalka

Soomaaliya waxa xalkeda ku jira midno iyo in ey ajinabi kamaaranto kuna tashato dadkeeda dhisato ciidan amaankeda kufilan dhamaan ciidamada ajinabigana kasarto dalkeeda.

Sheekh Cabdirisaaq Al-Ashcari.

DEG-DEG: Wasaaradaha arimaha Diinta ee Koonfur Galbeed, Galmudug, HirShabeelle iyo Waqooyi Bari ayaa joojiyeey wada-shaq...
12/01/2026

DEG-DEG: Wasaaradaha arimaha Diinta ee Koonfur Galbeed, Galmudug, HirShabeelle iyo Waqooyi Bari ayaa joojiyeey wada-shaqeyntii ay la lahaayeen Wasaarada Diinta iyo Arimaha Islaamka ee Xukuumadda Soomaaliya.

Maamulka Degmada Cadaado ayaa Xabsiga u taxaabay Wariyahan oo lagu Magaacabo Sayd Cumar Axmad kadib markii uu Baahiyey C...
12/01/2026

Maamulka Degmada Cadaado ayaa Xabsiga u taxaabay Wariyahan oo lagu Magaacabo Sayd Cumar Axmad kadib markii uu Baahiyey Culimadda Degmada iyo Wakiilo ka socday Xisbiga Towfiiq oo kulmay.

Xigasho Hoyga Wanaaga TV

Habeenkii 8aad Caalimkii Wayna Xabsi hoy u yahay Sheekh Maxamed Wali Cabdirashiid. Rabi ha-uga Gargaaro Sheekha Dhibaata...
10/01/2026

Habeenkii 8aad Caalimkii Wayna Xabsi hoy u yahay Sheekh Maxamed Wali Cabdirashiid.

Rabi ha-uga Gargaaro Sheekha Dhibaatada Ilaah-iyo Diinta Islaamka loo Gaarsiiyey.

10/01/2026

Culimadda Ahlu-suna Waljamaaca ee Puntland ayaa ka hadlay Xariga Sheekh Maxamad Wali Cabdirashiid.

10/01/2026

Wardi aad u Faiido badan.

Habeenkii 7aad ayuu Xabsi ugu Jiraa Difaaca Diinteena Sheekh Maxamed Wali Cabdirashiid .Ilaah Nabad ha ku soo daayo Shee...
09/01/2026

Habeenkii 7aad ayuu Xabsi ugu Jiraa Difaaca Diinteena Sheekh Maxamed Wali Cabdirashiid .

Ilaah Nabad ha ku soo daayo Sheekha

08/01/2026

"Midkii idin dhaliilaba ku dhago xabsiga dhiga"

Abwaan Hadal-wanaagiye.

07/01/2026

SU"AAL Jihaad Wahaabiyo gasahay oo Muslim aysan ku Jihaadin ama Ku Qaadin ma Heli-kara?

Tariikhyahanadda is Muujiya noo Faiideeya.

Ahlu-suna Al-Ashaacira ayaa  wax ka badan 1-K'Sano  Difaacayeey Islaamka Waa Marag ma doonto....Ma Sheeg-karta Hal-Jihaa...
07/01/2026

Ahlu-suna Al-Ashaacira ayaa wax ka badan 1-K'Sano Difaacayeey Islaamka Waa Marag ma doonto....

Ma Sheeg-karta Hal-Jihaad oo Wahaabiyo Islaamka ku Difaaceen oo Gaalo-la galeen Ama Hal Magaalo oo Ay Islaamka u Xoreeyeeen?

Kaliya Hal-Jihaad oo Gaalo-ku qaadeen Sheeeg?

Waxaan si adag u cambaareynayaa xadgudubka iyo faragelinta joogtada ah ee ay gumeystaha Sahyuuniyadda ku hayaan midnimad...
06/01/2026

Waxaan si adag u cambaareynayaa xadgudubka iyo faragelinta joogtada ah ee ay gumeystaha Sahyuuniyadda ku hayaan midnimada dhuleed, madaxbannaanida, iyo qarannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo ay ugu dambeysay booqashadii mid ka mid ah maamul ku sheeggooda uu ku yimid dhulalka waqooyi-galbeed ee Soomaaliya.

Ficilladan waxay si cad uga hor imaanayaan sharciga caalamiga ah, Axdiga Qaramada Midoobay, iyo xeerarka hagaya xiriirka dowladaha madaxbannaan.

Arrintani waxay khatar toos ah ku tahay qarannimada iyo amniga Soomaaliya, isla markaana wiiqeysa xasilloonida Geeska Afrika iyo tan Badda Cas.

Soomaali waa mid.

Khaliif CabdiKhadir Macalim uur.

Habeenkii 5-aad ayuu Sheekh Maxamed Wali Cabdirashiid sifo Sharci-daro iyo Diin Xumo ah ugu Xiran yahay Xabsi ku yaala H...
06/01/2026

Habeenkii 5-aad ayuu Sheekh Maxamed Wali Cabdirashiid sifo Sharci-daro iyo Diin Xumo ah ugu Xiran yahay Xabsi ku yaala Hargeysa Maamulka Somaliland.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613021644

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalia Post:

Share