19/09/2026
🚨 DEG-DEG: SACUUDIGA OO LA KULMAY DUQEYMO KA YIMID YEMEN
Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa saacadihii u dambeeyay la kulantay duqeymo toos ah oo lagu soo warramay inay ka imaanayeen kooxda Xuutiyiinta ee Yemen iyadoo bartilmaameedyo lagu sheegay inay ku yaallaan Riyadh iyo Al-Kharj.
Weeraradan ayaa muujinaya in xiisadda u dhaxaysa Xuutiyiinta iyo Sacuudiga ay mar kale sii xoogeysanayso iyadoo kooxda Xuutiyiinta lagu eedeeyay inay kordhisay weerarrada ka dhanka ah goobaha iyo kaabayaasha muhiimka ah ee Boqortooyada.
Isha Wararka Soomaaliya