Hirbakool Tv

Hirbakool Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hirbakool Tv, TV Channel, Howlwadaag Baladweyne, Mogadishu.

Anigoo ah Abdirixiin Muxumed taakooy Waxaan halkaan kushaacinayaa inaan ahay musharax madaxweyne dowlada Hirshabelle.Ani...
02/02/2026

Anigoo ah Abdirixiin Muxumed taakooy Waxaan halkaan kushaacinayaa inaan ahay musharax madaxweyne dowlada Hirshabelle.

Anigoo kajawaabaayo codsiyo kala duwan oo iiga imaanaayo bulshada qeebaheeda kala duwan ayaan waxaa go,aan saday inaan aqbalo oo aan shaaciyo inaan ahay musharax madaxweyne dowlada Hirshabelle

Sidaas daraadeed walaalyaal Barnaamijkeeyga Siyaasadeed oo ah mid Baaxad leh waxaan ku bayaanin doona Madalo siyaasadeed oo aan iclaamin Doono hadu Eebe idmo.

Hanka iyo himilada ugu weeyn ee aynu Xaqiijineyno waa Inaan hirshabelle ka Dhigano meel ka caagan argagixiso, leh Qiyam maamul oo sharfan u-dub Dhexaadna u noqoto adkeynta amniga Dalka iyo xoojinta midnimada nidaamka Fadaraalka ee Dowladnimadeena.

Ugu dambeyntii waxaan u soo jeedinayaa Kana codsanayaa umadda ku dhaqan Dowlad goboleedka Hirshabeele in loo midoobo midnimada Dowlad goboleedka Hirshabelle oo maanta wajahayo hubanti Amni iyo dagaalo argagixiso, qalbiyadane leeysku furo lana abuuro jawi aqli iyo Xigmad leh oo Aan ku wajahno isbadal ina Dhaxal siiya hormar iyo amni ku dhisan Isla ongol iyo isla gudoon.

Aragtikeen oo nala badbaadi Hirshabelle.

War Xasaasi Ah : Golaha wasiirada ayaa goordhoweyd xilka ka qaaday taliyaha Ciidanka xooga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raag...
29/01/2026

War Xasaasi Ah : Golaha wasiirada ayaa goordhoweyd xilka ka qaaday taliyaha Ciidanka xooga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage, Waxaana xilkaas loo magacaabay General Ibraahim Maxamed oo qeybta taakuleynta ciidamada heysan jiray.

15/01/2026

Saami qeybsiga 4.5 ee Somali 🇸🇴 ku hishiisay markey joogto Hawiye ya ku dulman?

1- Hawiye waxa ku dulman Gugundhabe.
2-Gugundhabe waxa ku dulman jijeele.
3-Jijeele waxa ku dulman Rer Faqay.

Rer faqay qaladka ugu weyna ey galeen aya aha waqtigii prfsr Guure geeriyooday ma aheen in ey ogolaadaan sidiisaba tartan in la galo.

Rer faqay markii qaaraanka jijeele la dhaho boqolkiiba 75% ayaga bixiyo.
Rer faqay hubka ey leeyihiin iyo jijeele intiisa kale waxa badan Rer faqay hubkooda.

Ya xiga oo dulmana ah ?

Yacquub iyo cabdi iidsuge next text to be continued…..

07/01/2026

Galjecel qaab Uma noola qiyaamane ma jiro yaab

15/10/2025

BALADWEYNE wasaqda tuugada iyo shiidka.
Qabiilada dagan waxey kumashqusantihiin
hiiraan state xawadle
Westland state jijeele
Galjecel flag Galjecel
Bala Bala Bala yaaab

12/09/2025

Xl iyo JJLE

13/07/2025

Istahil Europa wey ku wareertay

Address

Howlwadaag Baladweyne
Mogadishu
2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hirbakool Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hirbakool Tv:

Share

Category