Qaran Somali Tv

Qaran Somali Tv Bogga Rasmiga ah ee Qaran Somali Tv Kala Soco Wararkii ugu Danbeeyay Caalamka Warbixino Wareysiyo & Dhacdooyin.

12/05/2025

Madaxweynaha Jubbaland oo Daah-furay Shirweynaha Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

10/05/2025

DEG DEG: Kulankii Xildhibaanada Barlamaanka oo u baaqday roobkii xalay ka da,ay Muqdisho.

10/05/2025

DEG DEG: Dhimasho iyo Dhaawacy Ka Dhashay Roobab Muqdisho ka Da'ay.

06/05/2025

DEG DEG: Puntland & Jubbaland oo ka Maqan Shirka Madasha ayaa Laga Hadlay Arrimo muhiim ah.

06/05/2025
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha JFS M...
06/05/2025

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Shirka Waxaa Markii ugu horeysay Ka qeyb galaayo Madaxweynaha Maamulka SSC Khatumo C/qaadir Firdhiye.

Sidoo kale waxaa ka qeyb Galay Shirkan Madaxweyneyasha Maamulada: Galmudug, Hirshabelle, KGS Iyo maamulka Gobolka banaadir.

05/05/2025

Ra'iisul wasaare Xamze Cabdi Barre (Daah-furka Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada & Beeraha.)

05/05/2025

DEG DEG: Xildhibaano ka Xanaaqay Xal uu Sameeyay Gudoomiye Abshirow.

01/05/2025

DEG DEG: Xildhiban CC. Warsame oo Kabaha La Dulmaray MW: Xasan Sh. & Xukuumada Dan-qaran.

30/04/2025

Wararkii ugu Danbeeyay Dagaalka AS IyO Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed & Qasaraha Ka Dhashay...

30/04/2025

DEG DEG: Xildhibaano Isku feeray Gudaha Baarlamanka.

29/04/2025

DEG DEG: Aadan Madoobe oo Lagu Cadaadiyay Kursiga Xil. Abiib & Xogihii ugu Danbeeyay Kulanka Xasan Sh.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaran Somali Tv:

Share

Category