Sirta Media

Sirta Media Kusoo dhawoow Shabakada Sirta Media.

Ninkaan yuu kuula ekyahay?
26/06/2026

Ninkaan yuu kuula ekyahay?

Labada Nin Dowlada ayeey Caayeen - Maanta waa Xor.Gabadha Dowlada ayeey dhaliishay, Xaqeedana weydisatay - Maanta waa Ma...
25/06/2026

Labada Nin Dowlada ayeey Caayeen - Maanta waa Xor.

Gabadha Dowlada ayeey dhaliishay, Xaqeedana weydisatay - Maanta waa Maxbuus.

Cadaalada Xasan Sheekh.

Cirro Natenyahu u Sharaxaya Bada uu ku Wareejiyey Israel.
15/06/2026

Cirro Natenyahu u Sharaxaya Bada uu ku Wareejiyey Israel.

Madaxweyne Cirro oo Maqaayad Israel ku taala ka Cunteynaya ayaa Sawir Qarsoodi ah laga qaaday.Waxa sawirka ka qaadi kara...
13/06/2026

Madaxweyne Cirro oo Maqaayad Israel ku taala ka Cunteynaya ayaa Sawir Qarsoodi ah laga qaaday.

Waxa sawirka ka qaadi kara waa Yuhuuda ama Wafdigii la socday.

Sheekh Yaashey Allaha u naxriistee, Wuxuu dhintay asagoo la ciilay, la bahdilay, laga ilmeysiyey, la niyad jabiyey, uuna...
13/06/2026

Sheekh Yaashey Allaha u naxriistee, Wuxuu dhintay asagoo la ciilay, la bahdilay, laga ilmeysiyey, la niyad jabiyey, uuna Qabo Caro iyo Ciil aduun.

Xasan Sheekh yaaka cafin doono maadama Wadaadka uu dhintay??
Kuna darso wadaadka waligiisa wax ilmo ah madhalin, Wuxuu waqtigiisa dhan ku bixiyey Diinta iyo Masaajidka.

Garsoore Omar Artan ayaa laga yaabaa in 100 Milyan oo Magdhow ay Siyaan FIFA iyo Dowlada Mareykanka.
12/06/2026

Garsoore Omar Artan ayaa laga yaabaa in 100 Milyan oo Magdhow ay Siyaan FIFA iyo Dowlada Mareykanka.

Waa 2050 ka iyo Xasan oo wali Villa Somaliya dhex fadhiya.
11/06/2026

Waa 2050 ka iyo Xasan oo wali Villa Somaliya dhex fadhiya.

Saacadihii ugu Dambeeyey Xasan Sheekh Xilalka uu Magacaabay waxay ahaayeen Rag Abgaal ah.Odeyga Soomaali aan Abgaal ahay...
08/06/2026

Saacadihii ugu Dambeeyey Xasan Sheekh Xilalka uu Magacaabay waxay ahaayeen Rag Abgaal ah.

Odeyga Soomaali aan Abgaal ahayn maba yaqaan miyaa??

Sidaan ayaa Waziir lagu yahay xitaa Qoraalka Afka Soomaaliga si fiican looma yaqaano!!
08/06/2026

Sidaan ayaa Waziir lagu yahay xitaa Qoraalka Afka Soomaaliga si fiican looma yaqaano!!

Sheekh Shariif ayaa ku adkeystay in uusan ka Guuri doonin Mirinaayo.Xasan Sheekh na wuxuu amar ku siyey Ciidankiisa in S...
05/06/2026

Sheekh Shariif ayaa ku adkeystay in uusan ka Guuri doonin Mirinaayo.

Xasan Sheekh na wuxuu amar ku siyey Ciidankiisa in Shariif laga taqaluso.

Macalin Mahdina wuxuu ku hanjabay in Saacado kadib lasoo Afjaraayo Sheekh Shariif.

Beesha Caalamkana waxay ku hanjabtay hadii hal xabad la rido in ay Dalka isaga baxayaan, kadibna cuna qabateyn dhaqaale iyo mid socdaal la saari doono dhamaan Siyaasiyiinta Soomaalida iyo madaxda Dowlada.

Waxaana laga yaabaa in Ciqaabta ugu weyn ay noqoto, in Somaliland loo aqoonsado Dal madax banaan.

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sirta Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sirta Media:

Shortcuts

Share