Fahamka Wararka 24

Fahamka Wararka 24 Fahamka Wararka 24 Kala Soco Warar Deg Deg Oo Lagu Kalsoonan Karo Dalka Iyo Dibada,

20/07/2024

Sagootintii ugu danbeeysay ee Sheikheyni Sheikh Ismaan Xidig Allow unaxariiso😭

Aaska Sheekh Cismaan Xidig waxaa maanta buux dhaafiyay kumanaan shacab ah. Alle ha u naxariisto waxa uu ahaa halyeey ka ...
20/07/2024

Aaska Sheekh Cismaan Xidig waxaa maanta buux dhaafiyay kumanaan shacab ah. Alle ha u naxariisto waxa uu ahaa halyeey ka baxday bahda culimada iyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed.

12/02/2024

Muxuyadiin Bare Cali -12 sano xabsi itoobiya ah oo uu kujiray ayaan kawaraysanay + Daawo...

23/12/2023

DEG DEG: FARMAAJO OO HALIS WEYN KA BAD BAADAY BAAJIYANAY SAFARKIISII XAMAR & XOG SIR AH LA HELAY....

13/11/2023

Xamaas oo godadka miinoyin ku xireen ciidankii yahuuda oo ku baba'ay, daawo sida yahuuda la yeelay...

05/11/2023

DEG DEG: MAREYNKAKA OO MD X/SHEIKH KU QASBAY XIL KA QAADISTA RW XAMZE & GENERAL SHEEGOW OO HELAY...

29/10/2023

Saadaq joon ma waxuu guursaday naag nin kale qabo. Maxey aheyd sababta? Sheikh Cabdiraxmaan Bashir ayaa ka waramaya.

Munaasabadii mowliidka isaga oo ka hadlaya lama arag sh muqtaar roobow abu mansuur halka madaxdii qaran ay ka hadleen sh...
28/09/2023

Munaasabadii mowliidka isaga oo ka hadlaya lama arag sh muqtaar roobow abu mansuur halka madaxdii qaran ay ka hadleen shucuubta muslimiintana ay ugu hambalyeeyeen dhalashada nabigeena scw

Waadka xaguu galay

U sheega caalamka qofka uu yahay Muxamed (N.N.R.H R).•Waa kii u diiday dadka isaga raacsan iney la yimaadaan wax kasto o...
27/09/2023

U sheega caalamka qofka uu yahay Muxamed (N.N.R.H R).

•Waa kii u diiday dadka isaga raacsan iney la yimaadaan wax kasto oo fuulxumo ah, noloshana calwin kara,sida: tuugnimada, qiyaanada, qishka, dulmiga,xanta,dilka IWM.

•Waa kii asagoo dhiiggiisu baxayo, dadkii dilayna ka aargoosan kara, u duceeyay dadkii sidaas yeelay.

•Waa kii dadkii ka soo hor jeeday risaaladiisa in ka badan 20 sano, inta gacanta ku dhigay dhamaantood, haddana aan qodax xitaa ku mudin.

•Waa kii aadanaha iyo wax kasto oo koonka jooga u ahaay naxaris, in la isku naxariistana faray.

•Waa kii amaray in dadka qaraabada ah ay isjeclaadan,isna xariiriyaan xataa haddii ay kala diin yihiin.

•Waa kii risaaladiisu ay haweenka ay ka bixisay nolol-kuduugiddii iyo bah-dillaaddii lagu samayn jiray.

•Waa kii masaakiinta ku dhex jiri jiray ee aan iskala weynaan jirin.

•Waa kii yegleelay xariir iyo diblumaasiyad ay ku wada noolaan karaan, dadka isaga raacsan iyo kuwa aan raacsaneyn.

•Waa kii baddalay dhamaqamadii xumaay ee aadanuhu ku jiri jiray, una baddalay dhaqammo wanaagsan.

•Waa kii amaray in il gaar ah loo yeesho dadka jilicsan, sida:waayeelka, garoobada, agoonta iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

•Waa kii sheegay in aadanuhu dhamaan isku darajo yihiin, oo Alle ka cabsi uun lagu kala sarreyo.

•Waa kii Micheal H. Hart oo aan kamid ahayn dadka isaga raacsan aw u qiray inuu yahay kii ugu saameynta badnaa ee addunyada soo mara [ guuli waa tan cadawgaagu kuu qiro].

Nabbed iyo naxariis Rabbigeey ha kuugu roonaado, waxaad ahayd noole Rabbigeey doortay, adoo kale hooyo ma dhalin mana dhali doonto.

Dhalasho wanaagsan Muxammadkii na nuuriyow.

Wiilkaan dhalinyarada ah oo katirsanaa ciidanka Xoogga dalka ayaa saakay isu dhigay gaari qarax ah oo la damacsanaa lagu...
15/09/2023

Wiilkaan dhalinyarada ah oo katirsanaa ciidanka Xoogga dalka ayaa saakay isu dhigay gaari qarax ah oo la damacsanaa lagu dilo madax iyo shacab.

Gaari Cabdi bile ah oo uu watay ayuu ku hor jaray gaarigii qaraxa ku rarnaa. Alle ha u naxariisto waa Shahiid waana maalin jimco ah ee aan u duceyno.

07/09/2023

DEG DEG: YAA DILAY TALIYE SHAAX MA CABE | SABABTA LOOGA AAMUSAY KIISKIISA & SIR LAGA HELAY TALEEFOONKIISA....

29/05/2023

DEG DEG: XOG LAMA FILAAN AH OO LAGA HELAY VILA SOMALIA~ HESHIISKII DOORASHADA OO ABUURAY HALIS WEYN!

Address

Shibish Disctrect
Mogadishu

Telephone

+252615001017

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fahamka Wararka 24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share