26/11/2025
Gudoomiyaha Majalada Caalamiga ah ee Somali Magazine Mr. Ridwan Yusuf ayaa sitoos ah usheegay In Codeynta Sanadki 7aad Liiska 100ka qofood ee ugu saameynta badan soomalida 2025 iyo shaqsiga Sanadka inay sitoos ah usocto.
Gudoomiyaha oo sheegay in Sanadkaan lagu qaban doono xaflada Shaacinta Magaalada Minnesota USA 🇺🇸
Si aad ucodeyso guji link ga hoose
https://somalimagazine.so/nomination/