Ciilow yare page

Ciilow yare page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciilow yare page, Digital creator, Mogadishu.

Wasaaradda Caafimaadka DKGS ayaa qalab caafimaad oo dhameystiran kala wareegtay Hay'adda Human Bridge oo wakiil ka ah Ja...
03/04/2024

Wasaaradda Caafimaadka DKGS ayaa qalab caafimaad oo dhameystiran kala wareegtay Hay'adda Human Bridge oo wakiil ka ah Jaaliyadda Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose oo ku deeqay qalabkan.

Qalabkan Caafimaad ayaa ka kooban sariiro, shaybaar
iyo sidoo kale agab caafimaadka oo muhiim ah ayaa la gaarsiin doonaa Isbitaalka Gobolka Shabeelaha Hoose ee Marka si loogu adeego bulshada isla markaana loogu horumariyo adeegyada caafimaad ee u bixiyo Isbitaalka.

Munaasabada la wareegida agabka oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa waxa ka soo qeybgalay Wasiir ku xigeenada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Deegaanka XFS, Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Degmada Marka iyo Wakiilka Hay'adda Human Bridge oo looga mahadceiyay doorka ay ka qaateen soo gaarsiinta agabkan caafimaad ee muhiim ka ah.

‘’𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃’’

Ciilow yare page

Sawiro Naxdin leh ; Yahuuda Isra**il oo galabta 400 Falastiin ku dishay Gaza kadib markii ay duqeen ku garaaceen ku dhow...
31/10/2023

Sawiro Naxdin leh ; Yahuuda Isra**il oo galabta 400 Falastiin ku dishay Gaza kadib markii ay duqeen ku garaaceen ku dhowaad 30 guri.

Waa xasuuq kale oo argagax leh. Falastiin ciribtir ayaa ku socda | Allah culeyska ka dulqaado yaa rabbi wllheyna falastiin 🇯🇴🇯🇴

الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ😭😭Inaalilahi waa inali illehi ...
14/10/2023

الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ😭😭

Inaalilahi waa inali illehi rajucuun alle ha unaxaristo ader xaaji muuse cumar cadan
Oo hada dhaw ku Geriyoday magaalada Muqdisho
allaha ka warabiyo janatu fardowso
Allah haka dhigo marti la jecelyahay 💔😭🤲🤲🤲🤲🤲yaa rabbi 😭😭🤲
allaha naga wada siiyo samir io imaan amiiin ader muuse indhacade 😭😭😭😭😭😥

Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan umadda Muslimka ah wxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda xuska dhalashada Nabigeenna ...
26/09/2023

Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan umadda Muslimka ah wxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda xuska dhalashada Nabigeenna suuban ee Muxamed Nabad-gelyo iyo naxariis aan dhammaad lahayn korkiisa ha ahaatee ﷺ.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Narobia kulan kula qaa...
25/09/2023

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Narobia kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Denmark ufadhiya Soomaaliya Steen S Andersen.

Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Steen S Andersen oo kulan kooda ay ka qeybgaleen Wasiiro iyo Agaasimiyaal ayaa lagaga wada hadlay Arimaha Mashaariicda Dowladda Denmark ka Wado Deeganada Koonfur Galbeed, Dhinacyada Gargaar, Adeeg Daadejinta Dowladda, Isbedelka Cimiladda iyo Taageerida Wajiga 2-aad ee Dagaalka Dalka lagaga Saarayo Khawaarijta Alshabaab.

24/09/2023
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixa...
24/09/2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi ayaa magaacabay xubnaha guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Qadar.

24/09/2023

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed o Safar shago ku jooga Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Sweden ufadhiya Soomaaliya.

Waxan Hambalyo udirayaa wllkeyga Hassan Hussein Hassan oo loo Magacaabey Iskuduwaha Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulsha...
03/09/2023

Waxan Hambalyo udirayaa wllkeyga Hassan Hussein Hassan oo loo Magacaabey Iskuduwaha Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Degmada Buur-Hakaba.
Wxaan ku leeyahay shaqo wacan sxp
Xuseen
Hamblyo-hamblyo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Wajiga 1-aad Dhi...
30/08/2023

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Wajiga 1-aad Dhismaha Wadooyinka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

24/08/2023

Hogaamiye laftagareen

Eedo mcn allah haku naxriisto qabrigaagi allah haku waasiciyo yaa rabbi 🤲🤲Allah haka dhigo marti la jeceyahay Eedo mcn j...
04/08/2023

Eedo mcn allah haku naxriisto qabrigaagi allah haku waasiciyo yaa rabbi 🤲🤲
Allah haka dhigo marti la jeceyahay
Eedo mcn janatu fardowso allah haka waraabiyo eedo mcn 😢😢😭😭

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciilow yare page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share