Qaran Bile Tv

Qaran Bile Tv Qaran Bile Tv 📺 waxaad ka heleysaa wararkii iyo dhacdooyinkii ugu dambeyay ee Dalka iyo dibada,

Katz wuxuu u hanjabay Khamenei: Waa inuusan sii noolaan sababtoo ah wuxuu rabaa inuu burburiyo Israa'iil
19/06/2025

Katz wuxuu u hanjabay Khamenei: Waa inuusan sii noolaan sababtoo ah wuxuu rabaa inuu burburiyo Israa'iil

كاتس يهدد خامنئي: يجب ألّا يظل على قيد الحياة لأنه يريد تدمير إسرائيل

Ilmo yar oo oynaya xilli uu macsalaamaynayey aabihiis oo ku shahiiday duqeyntii Israa’iil ee goobaha gargaarka lagu qayb...
19/06/2025

Ilmo yar oo oynaya xilli uu macsalaamaynayey aabihiis oo ku shahiiday duqeyntii Israa’iil ee goobaha gargaarka lagu qaybinayey.

137 Israa'iiliyiin ah ayaa ku dhaawacmay weerarkii ugu weynaa ee Iran 48-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada T...
19/06/2025

137 Israa'iiliyiin ah ayaa ku dhaawacmay weerarkii ugu weynaa ee Iran 48-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Tel Aviv.

137 مصابا إسرائيليا في أكبر هجوم إيراني خلال الـ48 ساعة الماضية على تل أبيب

19/06/2025
19/06/2025

Waziirka wazaarada waxbarashada soomalia

La-taliyaha Diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Imaaraadka: Weerarkii Israa’iil ku qaadday   iyo dagaalka ka dhex aloosan w...
19/06/2025

La-taliyaha Diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Imaaraadka: Weerarkii Israa’iil ku qaadday iyo dagaalka ka dhex aloosan waa xilli muhim ah oo saameyn weyn ku leh labada dal iyo guud ahaan gobolka.

المستشار الدبلوماسي للرئيس الإماراتي: الهجوم الإسرائيلي على #إيران والحرب الدائرة بينهما لحظة فارقة تحمل في طياتها تداعيات عميقة على البلدين والمنطقة بأسرها

19/06/2025

Ben-Gvir: Ma ogolaan doono in Al Jazeera laga sii daayo Israel, maadaama ay khatar ku tahay amnigeena. Waxaan ugu baaqayaa cid kasta oo daawata kanaalkan in lagu soo wargaliyo booliiska.

Nikaan markaad aragto maxaa kuugu soo dhici kara?
19/06/2025

Nikaan markaad aragto maxaa kuugu soo dhici kara?

مشهد للحظة إصابة صاروخ إيراني لمستشفى سوروكا في بئر السبع
19/06/2025

مشهد للحظة إصابة صاروخ إيراني لمستشفى سوروكا في بئر السبع

15/01/2025

Dhulkoo qura noo badbaadsha!

Address

Mugadishu
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Bile Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share