HikmaCast

HikmaCast Welcome to HikmaCast β€” where short talks carry deep meaning.

We share powerful clips from podcasts about faith, wisdom, and motivation in Somali, English, and Arabic.
🌟 Join us for daily inspiration and reflections that touch both heart and mind.

25/05/2026

Wax kastoo ku haysta – deyn, xanuun, ama dhibaato qoys – maalinta Carafo waa maalintii la weydiisan lahaa Xalka. Imisa mucjiso ayaa dhacday ducada maalintaas darteed? Daawo muuqaalkan oo diyaar garow! πŸ‘‡

04/05/2026

⏰ Waqtiga maxaa lumiya? Dareenkaas miyaad qabtaa in saacadaha maalintaada ku baaba'aan? πŸ€”

Waqtigu waa maalgashiga ugu qiimo badan ee aanu hayno, laakiin qof walba ma yaqaan waxyaalaha si qarsoodi ah waqtigeena ka xadaya. Fiidiyowhaan cusub, waxaan baarayaa sababaha ugu waaweyn ee waqtiga ku lumaado – tabcasiilada aan la qiiro lahayn, qorshaha aan jirin, iyo caadooyinka aan waxtar lahayn oo nolol maalmeedkeena ku dhex jira.
Barashada waxyaalaha waqtigaaga ku dhiitiya waa talaabada ugu horraysa ee aad ku noqoto qof waqtigiisa si hufan u maamula. Ma diyaar baad u tahay inaad isbeddesho?
🎯 Daaw fiidiyowhaan si aad u hesho:
βœ“ Calaamadaha waxyaalaha waqtigaaga ku lumaaya
βœ“ Xalal practical ah oo wax ku ool ah
βœ“ Talooyin aad ku dhisi karto caado cusub oo wax soo saar leh
Wadaag saaxiibadaa oo ay sidoo kale ka faa'iidaystaan aqoontaan muhiimka ah!

15/04/2026

Suuradda Al-Baqarah ma aha oo kaliya suurad la akhriyo, waa furaha nolol barako leh.

Qofkan wuxuu la wadaagayaa khibrad dhab ah oo muujinaysa sida akhrinta maalinlaha ah ee Suuradda Al-Baqarah ay u beddeshay noloshiisa β€” fudayd, barako, iyo duco la aqbalay.

Haddii aad raadinayso:
β€’ Nolosha wanaagsan
β€’ Deganaansho qalbi
β€’ Furitaan iyo raxmad

Bilow maanta akhrinta Suuradda Al-Baqarah, hana ka tegin.

πŸ“Œ La wadaag si kheyrku u faafo.















23/02/2026

Muuqaalkan waxaan idin kula wadaagayaa sir weyn oo ku saabsan ducada bisha Ramadaan, taas oo hubaal beddeli doonta noloshaada. Waxaan kuugu sharxayaa muhiimadda in aad qorato afar ilaa shan duco oo aad ku adkaysato bisha oo dhan, waqtiyada muhiimka ah sida nus saac ka hor salaadda Maghrib iyo salaadda habeenkii, iyo sidoo kale shuruudaha aqbalida ducada. Fursadan dahabiga ah yaanay ku dhaafin! πŸŒ™πŸ€²

07/02/2026

Haddii aad naftaada ku aamintay duuliye diyaaradeed ama dhakhtar qalliin oo aadan aqoon, maxaad uga shakisan tahay Qorshaha Alle? 🌍✨

Muuqaalkan gaaban wuxuu ina xasuusinayaa macnaha dhabta ah ee "Xusnu Danka" (In Alle wanaag laga filto). Laga soo bilaabo qisadii Nabi Muuse (CS) ee badda hortiisa ilaa kalsoonidii Nabi Muxamed (SCW) ee godka dhexdiisaβ€”waa fariin taabanaysa quluubta.

Daawo, ka faa'iidayso, oo sii faafi "Share" dheh si khayrku u gaaro walaalaha kale.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618456231

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HikmaCast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HikmaCast:

Shortcuts

Share

Category