
31/07/2022
Waxaan maanta isbitaalka martiini ku soo arkay dhalaah sariiyaal u ah nafaqa darro ka dhalatay abaaraha darran ee dalka ka jira saamaynta abaaraha way sii xoogaysanaysaa gumad aan kala har lahayn ayaa nala ka rabaa si aan naf badan u badbaadino
sida uu ii sheegay agaasimaha isbitaalka Dr cabdirisaaq yuusuf axmed jalaaludiin inta badan carruurta nafaqo darrada la dhul dhacay ayaa ka.soo barakacay degaannada ay abaaruhu aafeeyeen
waxaan ugu baaqayaa dowladda federaalka dowladdaha deeqda siiya isbitaalka gaar ahaan dowladda talyaaniga hay addaha qaramada midoobay iyo kuwa kale ee gargaarka bani aadannimo ka shaqeeya in ay gurmad degdeg ah u fidiyaan caruuta nafaqo darradu hayso iyo waalidiintooda abaartu saamaysay