wabxo galgaduud Somalia news

wabxo galgaduud Somalia news warar cusub oo ku salaysan xaqiiqda

08/11/2022
Ciidamada beesha Duduble oo wata gaadiid dagaal ayaa ku wajahan deeganka Qaayib waxayna ka qeyb qaadan doonan xoreyn Xii...
07/11/2022

Ciidamada beesha Duduble oo wata gaadiid dagaal ayaa ku wajahan deeganka Qaayib waxayna ka qeyb qaadan doonan xoreyn Xiindheere iyo Ceelbuur

Ciidamadan ayaa ku biiri doona ciidamada beelaha Saleeban iyo Sacad oo haatan jooga Qaayib balse doonaya in maleeshiyada AS ka xoreyan deegaanada ay ka joogan Galmudug

07/11/2022

Waxaa laso warinaya in manta ay gaareen ciidanka Dib uxureynta deganka birta mudan oo Kala Barta galgaduud iyo hiiran

Address

Mogadishu

Telephone

+252613290508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when wabxo galgaduud Somalia news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share