Somali Show

Somali Show Fadlan Kusoo Biir Barta Youtube-ka Somali Show

12/09/2022

11/05/2022

Jigjiga Soomaali Galbeed.

15/04/2022

Wafdi Ka Socda Dawlada Soomaaliya Ayaa Bari Gaari Doona Degmada Garbahaarey Ee Xarunta Gobalka Gedo, Waxaa Suurta Gal Ah Ceelwaaq In Ay Isku Badasho Garbahaarey Mar Labaad

Shirarkii Is Xig Xigay Ee Maanta Ka Dhacay Dhamaan Degmooyinka Gobalka Gedo Ee Looga Soo Horjeeday Doorashada Ceelwaaq Loo Wareejiyay ,Wax Badan Ayay Dhanka Kale U Jihayn Karaan Ayaa La Leeyahay

Maalinkiisa lama gaarin oo ah maalinki shaqaalaha adduunka kowda May.
12/04/2022

Maalinkiisa lama gaarin oo ah maalinki shaqaalaha adduunka kowda May.

War Dag Dag: Barlamaanka Pakistan ayaa codka kalsoonida kala noqday Ra’iisul wasaare Imran Khan kadib mooshin ay ka keen...
09/04/2022

War Dag Dag: Barlamaanka Pakistan ayaa codka kalsoonida kala noqday Ra’iisul wasaare Imran Khan kadib mooshin ay ka keeneen.

09/04/2022

Catoosh Yare Iyo Maslaxo😁

09/04/2022

Catoosh Yare oo Keligiis Iskaga Bashalayo Guriki eey Ka tagtay Maslaxo😃

Qof Walbo oo foolxun maxaa Madaxweynaha alle ugu taagay horta
08/04/2022

Qof Walbo oo foolxun maxaa Madaxweynaha alle ugu taagay horta

07/04/2022

DEG DEG-Amisom oo Rooble Amarkisa diiday,Ciidamo Gadooday, Farmaajo oo Joojiyay Go'aanki Rooble, iyo Beesha Caalamka oo Taageertay Madaxweynaha...

Gabaar Lagu Kari Waa
06/04/2022

Gabaar Lagu Kari Waa

Guddiga FEIT "Ee U Afduuban Roobe&Muuse Geele Ayaa Sheegay In Lagu Celin Doona Doorashada Afarta Kursi Ee Ha La Hakiyay ...
06/04/2022

Guddiga FEIT "Ee U Afduuban Roobe&Muuse Geele Ayaa Sheegay In Lagu Celin Doona Doorashada Afarta Kursi Ee Ha La Hakiyay

Balse Arinkaas Waxaa Kol H**e Iska Diiday Madaxwayne Lafta Gareen Iyo Madaxwayne Guudlaawe,Waxayna Wali Ku Adkaysanayaan In Kuraastaas La Fasaxo Hadii Kale Cawaaqib Xumada Ka Dhalata Ay Dusha Saaran Doonaan Rooble Iyo Muuse Geele

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Show:

Share