27/07/2026
Magacyada iyo Shaqooyinka Malaa'igta
Jibriil: Wuxuu u wakiishay inuu waxyiga ka soo gaarsiiyo Alle iyo anbiyadiisa.
Miikaa'iil: Wuxuu qaabilsan yahay roobka iyo arzaaqda adduunka ka jirta.
Israafiil: Wuxuu yahay kan afuufi doona buunka maalinta qiyaamaha.

Israa'iil (Malakul-mowt): Wuxuu qaabilsan yahay nafta ka qaadidda dadka markii uu waqtigoodu dhamaado.
Ridwaan: Wuxuu yahay ilaaliyaha iyo furaha hayaaha Janada.
Maalik: Wuxuu yahay malaga haya furaha ama ilaaliya Naarta.
Raqiib: Wuxuu fadhiyaa dhinaca midig, wuxuuna qoraa falalka suuban ee qofka.
Catiid: Wuxuu fadhiyaa dhinaca bidix, wuxuuna qoraa falalka xun ee qofka.
Munkar: Wuxuu ka mid yahay labada malag ee su'aasha ku weydiin doona qabriga.
Nakiir: Wuxuu lammaane la yahay Munkar oo ay isla weydiinayaan qofka qabriga.