Caano Diid

Caano Diid This is the official page of Caano diid where you can find different stories and reports

23/11/2023

Dad nolashu eryaneeyso beey rabtaa ineey micrafoon la hoos Orado๐Ÿคฃ

15/11/2023

Sabaaxatadaan waligaa qof ma ku sameeysay๐Ÿคฃ

Saadaali oo ku guuleyso abaalmarin lacageed oo ah $๐Ÿ“ kulanka dhexmari doona kooxaha  Tottenham ๐•๐’ Chelsea.๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š:1- ...
06/11/2023

Saadaali oo ku guuleyso abaalmarin lacageed oo ah $๐Ÿ“ kulanka dhexmari doona kooxaha Tottenham ๐•๐’ Chelsea.
๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š:
1- Like saar page-ka:
2- Share garee post-ga.
3- Saadaalintu waxay ku egtahay ciyaarta marka ay bilaabato.
F.G: Haddii aadan shuruudaha wada buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeyay baa abaal-marinta heli doona.

Waxaad sheegtaa ilmaha yar meesha uu ku jiro magaca loo yaqaanno?Nagu soo biir๐Ÿ™๐Ÿ’™
04/11/2023

Waxaad sheegtaa ilmaha yar meesha uu ku jiro magaca loo yaqaanno?

Nagu soo biir๐Ÿ™๐Ÿ’™

02/11/2023

Maxay iskaga mid yihiin ama ku kala duwan yihiin khilaafkii doorasho ee ka dhacay Puntland Sanadkii 2001 Iyo khilaafka doorasho ee Sanadka 2023 ?

Galool Media

28/10/2023

Waa mid ka mid ah Qisooyinka Bini'aadanimo kuwa ugu dareenka badan, Dhabtii waxaa dareemi kara Qisadaan ruux fahan iyo dareen badan leh.

Maalinta adag ruuxa ku garab siiya ha ilaawin๐Ÿฅฐ

21/10/2023

Sagoontin: Mamo Maryan Mursal oo maca salaamaysay bahdii fanka Somaliyeed .

Alle cimriga iyo cibaadada ha u barakeeyo Mamo Maryan waa Hooyo dadka Somaliyeed Abaal weyn kulehโค

Address

Mogadiaho
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caano Diid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category