MALAF CUSUB

MALAF CUSUB Arrimaha malafka cusub

16/08/2024

Beesha Mareexaan oo Wacad ku martay inay Wadada ku diri doonaan Qoor Qoor, ka dib markii ayagu ay dhisteen garoonka Balanbale

12/08/2024

DIFAACA IBRAAHIM NADAARA

Waxaa wax lala yaabo ah in laga bilaabay baraha bulshada weerar abaabulan oo lagu qaaday Aqoonyahanka Ibraahim Aadan Ibraahim (Nadaara) oo dhowaan ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Bare uu u magacaabay in Agaasime Guud ka noqdo Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.

Weerarkan abaabulan ayaa waxaa soo qaaday qaar qoys ahaan u abaabulan oo mararka qaar aan ka xishoonaynin eexda iyo marin habaabinta ku dhisan ee ay shacabka isku dayayaan in ay ku qanciyeen si xishood daro ah. Kooxdan oo uu horkacayo qaaqlaha quuta baada uu ka qaato shakhsiyaadka uu ku aflagaadeeyo baraha bulshada ayaa waxa uu iibinayaa in mudane Ibraahim Nadaara uu soo maray fikirka Xagjirka ah ee Alshabaab sidaas darteedna aan lagu aamini karinin AGAASIME GUUD

Nasiib darada jirta ayaa waxa ay tahay in Mudane Cali Yare Cali oo ku fogaaday nacaybka beeleed uu rabo in uu shacabka ku qanciyo in uu Maxamed Aadan JImcaale Koofi oo ahaa Hogaamiyihii Howlgalada Alshabaab ee Aaga tarabuunka islamarkaana xaquuq ba’an u geysay qoysas danyar iyo barakacayaal ah oo si gaar ah uga soojeedaa Koonfur galbeed in uu noqon karo MADAXWEYNE MAAMUL GOBOLEED

Marka aad hal af kawada dhahdo Nadaara Agaasime Guud ma noqon karo shabaab ayuu soo maray.. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo shabaab soo marayna aad u rabto MADAXEYNE waan is fahanay.

WAAN SOO JEEDNAA

18/12/2023

Isbadalka Amni ee Caasimada Soomaaliya iyo dareenka Wariye Cabdiraxmaan Xudeyfi 14-Sano ka dib

30/09/2023

Fahad iyo Farmaajo Damacoodu waa Hawiye yuusan guulaysan

31/07/2023

Shuwaarmadii Turkiga waxaa badalay Ugaalida Kenya

Address

Mogadisho
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MALAF CUSUB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MALAF CUSUB:

Share