Lii Media

Lii Media Lii Media

11/06/2024

Kismayo

13/02/2023

Anigo Ah Madaxweynaha juubland Liiban ciro Damiirka iyo dadnimadu midna ima farayso in duunyo iyo dano gaar ah dhaafsano dadkaygii reer sool waxaan caawo lahadlaaya maamulka gacan ku rimiska ah ee muuse Biixi waxaan leeyahy shacabkaaada burbur iyo kaxooti ha u horseedin dhulbahante ingiriiska oo diyaarada iyo madaafiic sita ayaa ka adkaanwaaye ee dib iskugu laabo inta aan lugugu imaanin hargaysa

29/01/2023
Hambalyo Walaal saaxiib Abdirahman Mustaf Mohamed iyo dumaashi Asiya Caano Iyo Waxaro  oo gabar ugu dhalatay magaalada N...
22/01/2023

Hambalyo Walaal saaxiib Abdirahman Mustaf Mohamed iyo dumaashi Asiya Caano Iyo Waxaro oo gabar ugu dhalatay magaalada Nayrobi rabbi haka dhigo mid idin anfacda dalkeeda iyo diinteedana anfacda Idim Alle.

22/01/2023

Kismayo dulqadkan ku jogay wuu sodhamaday muqdisho heelow mardhawo insha Allah 👁👂✈

Walee ama coos gal ama geed gal waa lagu soo qaban maalin un
18/01/2023

Walee ama coos gal ama geed gal waa lagu soo qaban maalin un

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lii Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share