Fursad shaqo

Fursad shaqo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fursad shaqo, Social Media Agency, Mogadishu.

31/08/2024
01/09/2023
18/02/2023

Page kan follow hala iiso dhaho dhamantiin

18/02/2023
☑Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka sameysanta ugxanta.W...
17/02/2023

☑Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)
Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka sameysanta ugxanta.
Waa xaalad aad u badan sameysantana xiliga wareega caadada.

☑Nooc buro biyoodka
Buro biyoodka waxaa ugu caansan laba nooc
1) Burada ugxanta xirta oo loo yaqaano ( FOLLICULAR CYSTS ) waxa ay dhacadaa buradaan marka ay ugxanta ukunta ay sameysay kuna soo deyn weydo tubooyinka si ay u bacrimto ama dhiig caado looga bedelo markaa ukunta qaangaartay ee aan la soo deyn ayaa isku badaleysa buro biyood.
2) Burada dahaarka ee loo yaqaano
( CORPUS LUTEUM CYSTS ) marka ay ugxanta ukun qaangaaratay ay soo saarto ka dibna ay ku soo deyso tubooyinka si ay falgal u sameyso meesha ugxanta ukunta ka soo deyso waxaa ku hara xuubkii dahaarayay ukunta ka dibna marka ukunta lagu soo daayo tubooyinka waa uu shuuqaa dahaarka si uu usoo diyaariyo ukun kale lkn hadii uu shuuqi waayo waxaa gala biyo waxa uu noqdaa buro ka dibna caadada waa ay weysaa gabadha.
: waxaa kaloo jira kuwo aan aad u badneen oo ay kenaan xanuuno kale sida unugyada minka oo ku abuurma ugxanta

☑Maxaa keena buro biyoodka?
Waxaa keena buro biyoodka
1) cilado ku yimaada hormoonada dhalmada
2) Caabuq ku yimaada minka
3) infection-ka galmada ku faafa

☑Calaamadaha lagu garto buro biyoodka
Buro biyood sida badan calamaado sooma saarto lkn hadii ay aad u bararto oo xaalad qatar ah ay gaarto waxaa lagu garan karaa
1) calool xanuun
2) kaf xanuun
3) dhabar xanuun
4) xanuun xiliga isku taga lamaanaha
5) xanuun xiliga caadada
6) xili aan caado jirin dhiig ay xubinta ka yimaado
7) kaadida oo soo noqnoqota
👇👇
✅ Hadaba Wall waxaa jirta daawo organic ama herbal ah oo kaa zuulinayso Iyo Talooyinka dhaqaatiir aqoon fiican u leh Hadii aad adiga la il darantahay amase qof ladhiban aa taqaanid uga faiidey
☑Si laga caawiyo buro biyood ka nagala soo xiriir
Wa.me/+252 619289865 ama 0615862081

FURSAD  GANACSI CAALAMI AH.--- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---            (Entrepreneur Opportunity)Fursad s...
17/02/2023

FURSAD GANACSI CAALAMI AH.
--- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---
(Entrepreneur Opportunity)
Fursad shaqo Dahabi ah
Diyaar ma u tahay is badal
Wanaagsan oo noloshaada ah
Waxan siinaa fursada shaqada sida.

1. Dad'ka bilaa shaqada ah
2. Kuwa mushaarka yar
3. Dad'ka raba ilo dhaqaale dheeri ah
4. Dad'ka raba inay shaqeeyaam waqtiga firaaqada ah

F.g: wax yabaha aan lagugu hujaynayn waxaa kamid ah ?
■Lagu waydiin maayo Shahaado ama maxaad sobaratay
■ Lagu waydiin maayo Qawiil kaadi waa nocee
■ Lagu waydiin maayo Da,adaada Yaro ama waynow
■Rag ahow ama Dumar ahow
■ Oggowna Dalka iyo Dibada meelkastoo Aad jogdo waad kashaqayn kartaa insha allah .....

●.Balse waa inaad leedahay hadaf iyo go,aan Adag Taas oo kusurata Galinayso inaad isbadal kagaarto Nolashaada

🧭✍Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah...
Nagala so xiriir: WhatsApp: +252615862081📞📞

📞📞WhatsApp Link: https://wa.me/+252615862081

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fursad shaqo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share