Kullan media

Kullan media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kullan media, Media/News Company, Mogadishu.

30/11/2024

Maxaa aragtay?🤣

22/11/2024

Dikri kooban oo haddii aad akhriso markaad sariirta tagto habeenkii, intaadan seexan kahor, aad ku heli doonto dambidhaaf weyn.

Si faafi waxa lagayaaba qof aad Shere gareeyse inuu dabidhaaf ku hello

16/11/2024

Caruurta sidaas wax loo baro waxay siineysaa fahan dheeraad ah iyo dhiirigelin, taas oo ka dhigaysa inay dib u eegaan wixii ay soo barteen iyo sida ay uga qeyb qaateen. Sidoo kale, waalidiinta dhalay waxay dhiirigelin ka helayaan marka ay daawadaan carruurtooda oo si wanaagsan o farxad leh wax u baranaayo.

14/11/2024

Xaqa macallinka soomaaliyeed waa in la ilaaliyaa.

Hambalyo hambalyo saxib Maxamed Biyow cilmiga baratay Allah ku anfaco dadka iyo deegaanka 🧨🎆🎉
16/10/2023

Hambalyo hambalyo saxib Maxamed Biyow cilmiga baratay Allah ku anfaco dadka iyo deegaanka 🧨🎆🎉

“Haddii 60 lagu daro tiro, dabadeedna wadarta loo qaybiyo 2, tirada cusub ee soo baxdaa waxay leeg tahay tii aad ku bila...
26/07/2023

“Haddii 60 lagu daro tiro, dabadeedna wadarta loo qaybiyo 2, tirada cusub ee soo baxdaa waxay leeg tahay tii aad ku bilawday 3 laabkeed. Maxay noqonaysaa tiradaasi.”

Buugga fasalka lixaad 1977-kii.

Ardayda imika fasalka lixaad dhigtaa mas’aladan xisaabeed heerkoodu ma gaadhsiisan yahay inay ka shaqeeyaan?

Xasan Daahir

Labadaan wariye kee runta sheegay
09/07/2023

Labadaan wariye kee runta sheegay

Scientists have recorded the first known case of a “virgin birth” by a crocodile.
15/06/2023

Scientists have recorded the first known case of a “virgin birth” by a crocodile.

Address

Mogadishu
G108QH

Telephone

+252610757279

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kullan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kullan media:

Share